Faniga Luuqadda Ingiriisiga
Ee Fasalka Pre-Kindergarten
Fiiri xirfadaha uu ilmahaagu ku baran doono Farshaxanka Luuqadda Ingiriisiga, tusaalooyinka shaqada ardayga iyo sida aad guriga uga caawin karto.
Talo: dul rog icons si aad u aragto qeexida ereyada muhiimka ah
Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

Rajada Ardayda
Si ay ugu diyaar garoobaan Dugsiga Barbaarinta Ubadka, ardayda dhigata dugsiga kahorreeya Dugsiga Barbaarinta Ubadka waa in ay si wanaagsan u yaqaanaan qaabka waxyaabahaan loo sameeyo:
Aasaaska Farshaxanka Luuqadda Ingiriisiga
Waa in ay ku dhawaaqaan magacooda koowaad iyo kan awoowgood ayna qoraan magacooda koowaad
Waa in ay yaqaanaan farqiga u dhexeeya xarfaha alifbeetada iyo calaamadaha kale
D p f h R w x
_______________
@ $ ^ # %
Waa in ay yaqaanaan in ereyada Ingiriisiga qoritaanka laga soo bilaabo bidixda loona wado midigta iyo sidoo kale in laga soo bilaabo kor loona wado qaybta hoose ee bogga waraaqda
Waa in ay gartaan dhawaqyada erey kujira siina wadaan habdhaca dhawaqa
Waa in ay dhageystaan
ereyga
Waa in ay gartaan
dhawaqyada
Waa in ay gartaan
dhawaqyada
Waa in ay sii wadaan
habdhaca dhawaqa
mat
/m/→/a/→/t/
I see a bee
asleep on a tr__
/ee/
I see a bee
asleep on a tree
hot
/h/→/o/ →/t/
Run for fun
under the s__
/un/
Run for fun
under the sun
chat
/ch/→/a/ →/t/
The ball will fall
off the w___
/all/
The ball will fall
off the wall
Follow directions with 2 or more steps that are spoken to them
“Do a jumping hack and then sit on the floor”
Speak loudly in complete sentences (5+ words) & clearly enough to be understood
Continue a back & forth conversation
Ask & answer questions in order to find help or get more information
Retell a story
Use words, pictures, letters, or symbols to show their thoughts & share about something they have learned or created

[Transcript: Mom, I love you.]
Everyday Activities
Qaababka loola hadlo macalimiinta
Xidhiidh adag oo ka dhexeeya qoysaska iyo macalimiinta ayaa fure u ah hubinta ardayda inay helaan waxay u baahan yihiin si ay u guulaystaan. Ku lug lahaanshaha waalidku kaliya ma keenayso darajooyin sare iyo buundooyin imtixaan, laakiin sidoo kale waxay ka caawisaa ardayda inay yeeshaan kalsooni, dhiirigelin, iyo xirfado bulsho. Ogaanshaha su’aalaha la waydiinayo booqashooyinka dugsiga iyo shirarka waalidka iyo macalimiinta waxay kaa caawin kartaa inaad dareento kalsooni marka ay timaado wax ka qabashada baahiyaha waxbarasho ee ilmahaaga.
