Farshaxanka Luqada Ingiriiska
Ee Dugsiga Xanaanada
Fiiri xirfadaha uu ilmahaagu ku baran doono Farshaxanka Luuqadda Ingiriisiga, tusaalooyinka shaqada ardayga iyo sida aad guriga uga caawin karto.
Talo: dul rog icons si aad u aragto qeexida ereyada muhiimka ah
Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

Rajada Ardayda
Dugsiga xanaanada waa in ay fahmaan sida si fiican loogu sameeyo waxayaabaha soo socda dhamaadka sanadka:
BARASHADA QORIDA IYO AQRINTA
Magacow dhamaan xarfaha waaweyn iyo kuwa yaryar. Ku hagaaji xarfahaas dhawaaqooda. Si cad u qor dhamaan xarfaha.

Ku dhawaaq ereyada 3 dhawaaq oo asaasi ah. Jiibi, sacab tuma, oo tiriya shibbaneyaasha. Soo saarida dhawaaqa bilowga, dhex bartamaha iyo dhamaadka ku jira eyeyada lagu hadlay
van
hat
can
sad
hog
fan
Isku aadi xarfaha iyo dhawaaqa si aad u qorto 3 erey oo shibbane aasaasi a. Qor jumlado leh ereyo kala fog fog

Aqri qoraalada la kala saari karo si aqrinta ay u noqoto mid fasiix ah. Raac ereyada laga bilaawo bidix illaa midig iyo kor illaa hoos
WAX KA OGAANSHAHA DUNIDA AYADOO LOO MARAAYO QORAAL
Suaalaha weydiinta iyo jawaabaha ku saabsan sheekooyinka iyo qoraalada ee lagu aqriyo cod dheer iyada oo ay la jirto xoogaha caawin. Dib u sheeg wixii dhacay sharaxna fikradaha muhiimkaa ah
Isticmaal iskudarka sawirada, hadalka iyo qorida si aad uga jawaabto su’aal ama aad u sharaxdo dhacdo ama moowduuc laga soo qaaday qoraalka. Caruurta waxaa laga yaabaa in ay isticmaalaan jumlado fudfudud iyo xoogaha higaad hal-abuur leh
Fahan micnaha erayada aan la garanaynin adiga oo isticmaalayo sawiro, qoraalo
Tusi wax cusub oo ay ka barteen qoraalka ama moowduuc ku saabsan. Tani waxay noqon kartaa qaab kasta: Hadal iyo wadasheekaysi, sawiro, xarfo, joornaalo, sheekooyin, kaartooyin, ama jumlado boga ku qoran
TUSAALOOYINKA FARSHAXANKA LUQADDA INGIRIISKA EE DUGSIGA XANAANADA
Sidebar Tooltip
Kit
Kit can run.
Kit can skip.
Kit can flip and flop.
Kit can swim.

Wuxuu adeegsadaa sawirro si ay u muujiyaan waxa ay laga bartay qoraalka
Wuxuu adeegsadaa higaada hindise
Example Tooltip
HAWLAHA MAALINLAHA AH EE LAGU CAAWIYO WAXBARASHADA
Qaababka loola hadlo macalimiinta
Xidhiidh adag oo ka dhexeeya qoysaska iyo macalimiinta ayaa fure u ah hubinta ardayda inay helaan waxay u baahan yihiin si ay u guulaystaan. Ku lug lahaanshaha waalidku kaliya ma keenayso darajooyin sare iyo buundooyin imtixaan, laakiin sidoo kale waxay ka caawisaa ardayda inay yeeshaan kalsooni, dhiirigelin, iyo xirfado bulsho. Ogaanshaha su’aalaha la waydiinayo booqashooyinka dugsiga iyo shirarka waalidka iyo macalimiinta waxay kaa caawin kartaa inaad dareento kalsooni marka ay timaado wax ka qabashada baahiyaha waxbarasho ee ilmahaaga.
