Farshaxanka Luqada Ingiriisiga

ee Fasalka sadexaad

Fiiri xirfadaha uu ilmahaagu ku baran doono Farshaxanka Luuqadda Ingiriisiga, tusaalooyinka shaqada ardayga iyo sida aad guriga uga caawin karto.

Talo: dul rog icons si aad u aragto qeexida ereyada muhiimka ah

Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

3aad

3aad

Rajada Ardayda

Inta lagu guda jiro faslaka 3aad, qoraalada fasalka  way sii adkaanayaan. Ardayda waa in ay ku bixiyaaan  waqtigooda ugu badan wax aqrinta, wax qorista, kana  hadlaan qoraalo tayadoooda sareyso lehna qoraalo  adag oo kala duwan. Aradayda waa in si madax  banaan ay u aqristaan una dhagaystaan qoraalada kor  loo aqriyo. Qoraalada bar waa in ay ahaadaan mala awaal, barka kalena aan mala-awaal ahayn. Qoraalada  waa in ay matalaan dad kala duwan, kifrado, iyo  aqoonsiyo, ay ku jirto codka aragtida tariidhiga ah ee  kumeelgaarka ah ee Dakota iyo dadka Anishainaabe. 

Si aad u aragto dhammaan heerarka gobolka ELA ee fasalka 3ka fiiri halkan.

Ardayda sadexaadka, waa in ay si fiican u fahmaan sida loo sameeyo wax yaabahan soo socda dhamaadka sanadka: 

BARASHADA AQRINTA IYO QORISTA

Ku hagaaji xarfaha dhawaaqa saad u higaadiso una qorto reyada ugu baddan

Baro isticmaalna gadaal-galaha iyo hor-glaha

Qor jumlado dhamaystiran iyo baaragaraafyo fudfudud oo ku saabsan  waxa ay baranayaan, ay ugu baddan tahay higaadin sax ah, naxwaha, far  waaweenaynta, iyo xarakaynta, oo ay ka mid tahay hakad iyo hamsooyin

Si madax banaan oo nadiif ah u aqri qoraalada heerka fasalka ee (Lexile 420–820, F&P:  F–M, DRA: 12-38) ayna la jirto muujin. Ku aqri ku dhowaad 80-140 ereyo daqiiqadiiba

BARASHADA DUNIDA AYADOO LOO MARAAYO QORAAL 

Suaalaha weydiinta iyo jawaabta ku saabsan sheekooyinka iyo qoraalada  sida madax banaan u aqri. Dib ugu sheeg wxii dhacay, sharax iskuna xiriiri  fikradaha muhiimka ah. Ka tusi tusaalooyin qoraalada caawinaya fikirkooda

Raadi micnaha ereyada aan la garanaynin adoo isticmaalaya sawiro, qormo,  qaamuus, Iwm. Raadi ereyo leh laba micno ama luqad maldahan leh

Isticmaal ereyada wax isku xira iyo weedh si la iskugu xiro fikrado (sida ‘’also’’, ‘’another’’, ‘’first’’, ‘’more’’, ‘’but’’,)

 Wax ka qor wixii dhacay ama warbixin laga bartay qoraalka. Ku dar ciwaan, hordhac, tusaalooyin aad u horumarsan iyo dhamaad 

How Students Learn To Read

Sidee Ardeydu Wax U Bartaan?

Wax badan ka baro cilmiga akhriska

TUSAALYOOINKA ELA EE FASALKA 3AAD

Hoos waxaa yaal tusaale qoraal heerka fasalka 3aad. Carruurtu waa in ay si hufan  oo habsami leh u aqriyaan qoraalada. Intaa kadib, waxay awoodi doonaan in ay  soo koobaan qoraalada iyo jawaabaha suaalaha ku saabsan waxa ay aqriyeen.

What is Light?

Did you know that the sun is the greatest source of light for our planet, Earth? But what is light? Why is it so important? Hot gasses of the sun give off both light and heat energy. Light carries energy, with the long wavelengths carrying the least and the short wavelengths carrying the most. When you think of something with lots of energy, what comes to mind? Do you think of something fast like a race car? Do you think of something with great force like a very strong wind knocking down a tree? Believe it or not, light can be many times more energetic than a car or the wind.

Light travels at 186,000 miles every second in a vacuum. At that speed, light can go around Earth more than seven times every second! No human-made machine can go that fast—not even a jet plane or rocket! One way that light travels, including light from the sun, is in the form of waves. Scientists can measure how long light waves are.Waves can be different sizes—some are long and some are short. Some light waves are visible and some are invisible. Whether you can see light or not depends on the length of the wave. The longest wavelength of visible light is seen as red and the shortest wavelength is violet. Short wavelengths carry the most energy.

The sun gives off what is called white light. Perhaps you think of the light from the sun as having no color at all. Maybe you think the light from the sun is more yellow in color. It may surprise you to know that the sun’s light, white light, is made up of all the colors of the rainbow. White light includes light of different wavelengths, including all the colors we can see. Of all the wavelengths in the sun’s light, there is just a little more of the yellow wavelengths than the other colors. This is why the sun looks yellow when we see it against the blue sky. Still, the light from the sun includes all of the other colors and wavelengths..

Although the sun is the greatest source of visible light, there are also other sources of light. What else in the sky provides light? The other stars in the night sky provide light, though it is not as bright as the light from the sun during the day. The moon is not a star and does not give off its own light. Can you think of other sources of light? Is there light in your classroom right now? Perhaps it is from the sun shining through the windows. Chances are good, though, that some of the light in the room may be coming from light
bulbs. Like the sun, most light bulbs give off white light. Electric lights are such a part of our everyday life, we don’t even think about them—unless the electricity goes off! This doesn’t happen often, but sometimes it does during a bad storm. When the electricity goes off and we do not have light from light bulbs, people sometimes use other sources of light, like flashlights or candles.

Light is important for many reasons. Light and heat energy from the sun warms Earth. Without the light and heat energy from the sun, Earth would be freezing cold. You also learned back in kindergarten that the sun’s light is needed for plants to grow. Also, without light, there would be no colors. Can you think of another reason that light is important? Try to imagine a world in which there is no light— no sun, no stars, no candles, and no light bulbs. What would be different? If you just said that it would be dark, you are only
partly right. What else would change? Without light, you would not be able to see anything! A world without light is almost impossible to imagine.

Hoos waxaa yaala tusaale arday qoraya heerka fasalka 3aad.

Shaqadani waxay ku salaysan tahay shaqadii asalka ahayd ee Core Knowledge® Foundation oo lagu  helay shati siinta hoos timaada Creative Commons AttributionNonCommercial-ShareAlike 3.0 Unported  License. Tani sinaba macnaheedu ma ahan in Aasaaska Aqoonta Muhiimka ah ay ayidayso shaqadan. 2Qoraal tusaale si ogolaansho leh looga helay arday saxiibadooda. “Student Writing Samples.”  Achieve the Core, https://achievethecore.org/category/330/student-writing-samples 

The Abenaki

The Abenaki lived in Vermont in the early 1600. The
Abenaki are a group of native people .
They lived here much before you & me they learned how to dell with the land. There were no houses no electricity not even heating the land had hills moutain lots of trees rivers. Vermont’s land affected the early Abenaki’s housing & their food.

Vermont’s land affected the Abenaki’s housing . The Abenaki used young trees to build their houses. They cut it down & then bent it into a round roof. This kept the Abenaki warm in the winter because the roof kept the warmth in. Vermont’s land also had lots of animals. They skinned the animals & took their sinews the sinews held held the saplings together. This helped the Abenaki people keep their houses stable. Vermont’s land also had lots of trees. They used the bark from the trees to tie on the frame like singles . That helped the Abenaki the rain out so they staid dire all the time. The Abanaki’s housing was greatly affected by the land.

Not only dose the land affect the Abenaki’s housing but it also affected the Abenaki’s food to. The Abenaki women picketed seeds in the forest. Then they planted them in some fresh soil. This helped the Abenaki because they had their own gardens & they planted seeds & soon they had food. Vermont’s land also had alot of fish. They killed the fish & the dead fish helped fertilize the soil. That gave the Abenaki extra food. Vermont’s land also had abundant wild life. The Abenaki fished & hunted game. All of the fresh meat was shard among the whole village to keep everybody strong. The Abenaki’s food supply was affected by the land.

Vermont’s land affected the early Abenaki’s housing & their food. The land seems to be a tough place to live but the Abenaki respited the land & only took what they needed & the land gave them what they needed .

Waxay soo bandhigaysaa mowduuc adoo siinaya wax yar oo qormo ah sheegayana diirad 

Kooxo warbixino isla jira oo xirriira kuna jiraan cuutubyada si loo abaabulo qayb kast oo wayn oo ka mid ah curiska (guriyeeyn, cunto) 

Wuxuu mowduuca sare ugu qaadaa xaqiiqooyin iyo tafaasiil 

Isticmaal ereyada wax isku xira iyo weedhaha si aad ugu xirto fikrado ku jira qaybo warbixino ah 

Waxay siisaaa qayb dhamaad ah taas oo dib u sheegaysa qodobka ugu muhiimsan waxayna ka tarjumaysa muhiimada warbixinta la bixiayay 

ELA QAYBTA 2AAD HAWL MAALMEEDKA  LAGU CAAWIYO WAXBARASHADA

Wada Aqriso Maalin Walba

Isla aqrista maalin walbo. Ka hadal waxa ay aqrinayaan, ka doodayaan, iyo waxa ay ka qorayaan iskuulka

Ku martiqaad ilmahaaga inuu ku caawiyo guriga

Kudar caruurta guriga jooga ee maalin walbo u baahan aqrinta, sida cunta karinta, adeegashada, kala saarista iimeelada.

Abuur Jadwalka Shaqada Guriga

 Sameey jadwal joogta ah iyo meel lagu qaabeeyo. Si joogta  aha u hubi canugaaga in uu dhameeyay shaqada guriga.

Ka hadal buugaagta

Hayso ‘’Buuga hadalka’’ adashekeysiyada weydii canugaaga in uu ku  sheego fikradaha ugu mihiimsan ereyo ay ayaga leeyihiin. Weydii canugaaga  in uu ku tuso meesha laga helo fikrad walba ee kujirta qoraalka.

Qor Warqado

Hayso caruur u qorta qoraalao iyo warqado qaraabada.

Aad maktabadda

Ka qaado kaar lacag la’aan ah maktabada Hennepin County mar walbana isla booqda.

Wada Baro

 Dooro wax la la isla barto aqri buugaag, onleenka ka raadi, wax isla sameeya  si aad wax badan uga barataan mowduuca la doortay. Waad caawin  kartaa canugaaga in uu dhiso aqoontisa uuna jeclaado waxbarashada.

U Adeegso Qorista Adduunka Dhabta Ah

Ku dhiiri geli canugaaga in uu isticmaalo qoris dhab ah. Tani waxaa ku jiri  karta qoraal maalin walba ah, sida liiska dukaanka, qoraalo, liisaska shaqada,  joornaal, buuga jawaabta, buuga xusuus qorka, ama hal abuur qoraaleed kale.

Qaababka loola hadlo macalimiinta

Xidhiidh adag oo ka dhexeeya qoysaska iyo macalimiinta ayaa fure u ah hubinta ardayda inay helaan waxay u baahan yihiin si ay u guulaystaan. Ku lug lahaanshaha waalidku kaliya ma keenayso darajooyin sare iyo buundooyin imtixaan, laakiin sidoo kale waxay ka caawisaa ardayda inay yeeshaan kalsooni, dhiirigelin, iyo xirfado bulsho. Ogaanshaha su’aalaha la waydiinayo booqashooyinka dugsiga iyo shirarka waalidka iyo macalimiinta waxay kaa caawin kartaa inaad dareento kalsooni marka ay timaado wax ka qabashada baahiyaha waxbarasho ee ilmahaaga.

Sareeyaha waa tirada sare ee jajabka. Waxay ina tusaysaa inta qayb ee aan haysano. Hooseeyaha waa tirada hoose ee jajabka. Waxay ina tusaysaa inta qayb ee ku jirta dhamaan. 

Gadaal kgale waa koox xarfo ah oo lagu daray dhamadka erayga. Gadaal galaha wuu badali karaa micnaha ereyga. Ku darida ‘’less’’, dhamaadka erayga ‘’end’ (dhamaad)’ wuxuu u badalayaa micnaha ‘’aan dhamaad lahayn’’ gadaal galaha wuxuu kaloo badali karaa sida ereyga loo isticmalo. Magaca ‘’child’’ (canug) wuxuu noqonayaa sifo ‘’childish’’ (caruurnimo) markaad ku darto gadaal galaha ‘’ish’’. 

Hor-gale waa koox xarfo ah oo lagu daray bilowga erey taasoo badalaysa micnihiisa. Ku darida ‘’un” ereyga hortiisa “clean’’ waxay ka dhigaysaa ‘’aan nadiif ahayan’’. Hor-galeyaasha kale ee guud waxay yihiin ‘’re’’, ‘’dis’’, ‘’over’’, ‘’out’’. 

God walba oo tiro ku jira waxaa uu leeyahay qiimo saldhig u ah booskiisa uu kaga jiro tirada. Tusaale ahaan, nambarka 548, godka 5 waxaa uu ku jiraa booska boqolaad ee qiimaha booska, qiimeynta booskiisa waa 500. Godka 4, waxa uu ku jiraa booska tobnaad, qiimaha booskiisa waa 40. Godka 8 waxa uu ku jiraa booska koowaad, qiimaha booskiisana waa 8. 

Buugaagta leh dhawaaq iyo higad isla socoto ee macalimiinta ay horay fasalka ugu bareen. Ardayda way higaadiin karaan am ku dhaqaaqi karaan inta badan ereyada ku jira qoraalka. 

Adigoo isticmaalaya xiriirka xarfaha iyo dhawaaqa ee sida saxda ah loogu dhawaaqo ereyada. Tusaale ahaan, caruurta baratay dhawaaqa ingiriiska /a/, /c/, & /t/ way kala saari karaan “cat.” 

Markay ardayda baranayaan qorida, waxay qoraan dhawaqa ay maqlaan. Waxaa laga yaabaa in aysan si sax ah u higaadinin ereyada. Tani waxay macalimiinta ugu yeeraan “Higaad hal-abuur leh”. Ardayda waxay isticmaalaan iskuxerka xarfaha iyo dhawaaqa lagu baray iskuulka si ay ugu dhawaaqaan ereyo. Muhiimad badan malahan in aad higaad sax ah haysato. 

Buugagta leh dhawaaqa iyo higaada isla socda ee macalimiinta horay ugu bareen fasalka ardayda way kala saari karaan ama ku dhawaaqi karaan ereyada intooda badan ee ku jira qoraalka. 

Garashada dhawaaqa luqad. Tusaale, jiibta, shibbanesyaasha iyo dhawaaqyada kujira ereyada. 

Ereyadu waxay ka samaysan yihiin dhawaqyo gaar-gaar ah oo loo yaqano dhawaq ereyeed. Caruurtu waa in ay ku tababartaan garashada, soo saarista, iyo isku aaddinta codadkaan gaarka ah. 

Xirfadaha loo baahan yahay in wax lagu akhriyo, la qoro, iyo lagu hadlo. 

Awooda akhriska & qoraalka. Ardaydu waxay ku fiicnaadaan xagga akhris-qoraalka iyo wax-akhriska cad iyo tilmaamo gaar ah & qabasho ahaanba. 

Marka aynu naqaano kalmad anagoon ka dhawaaqin. Akhristayaasha wanaagsani waxay tan ku sameeyaan kelmado aad u caan ah ama erayo aan raacin “sharciyada” dhawaaqa erayada. 

Waa jajab sareeyaha uu ka badan yahay hooseeyaha, sida 7/6. 

Waa lambar ka kooban labadaba tiro idil iyo jajab sida 1 3/8 

Sareeyuhu waa tirada kore ee jajabka. Wuxuu muujinayaa tirada qaybaha aan haysano. Hooseeyuhu waa lambarka hoose ee jajabka. Wuxuu muujinayaa qaybaha kujira tirada ee shayga oo dhan. 

Waa koox ereyo ah kuwaas oo micnahoodu yahay wax ka duwan waxa ay luuqad ahaan sheegayaan. Tusaale ahaan: “eeyaha iyo bisadaha ayaa da’aya” micnaheedu waa “in roob mahiigaan ah da’ayo” iyo “jab keeg ah,” micnaheedu waa shay ay fududahay in la sameeyo.” 

Waa ereyada midba midka kale kasoo horjeedo micno ahaan. “Weyn” iyo “yar” waa kuwo iska soo horjeeda.

Ereyada isku micnaha ah waa ereyada micne ahaan iskumidka ah. “Weyn” iyo “xajmi leh” waa isku micne. 

Marka ardaydu wax u akhrin karaan si xawli ah, sax ah, ayna isticmaalaan astaamo muujinaya in ay fahmeen waxa ay akhrinayaan. 

Badi-dhecuhu waa tirada soo laalaabanaysa inta ugu badan ee xogta. Majiri karo badi-dhece haddii dhammaan tirooyinku usoo laalaabanayaan si iskumid ah. Waxaa jiri kara wax ka badan hal badi-dhece haddii tirooyin badan la arkay inta ugu badan inay soo noqnoqdeen. 

Kaddib marka la habeeyo xogta ayada oo laga soo bilaabayo kan ugu yar laguna keenayo kan ugu badan, dhexfurku waa qiimaha kujira bartanka xogta. 

Celcelisku mararka qaar waxaa loo yaqaan celcelis. Celceliska waxaa lagu helaa iyada oo la isku darayo dhammaan qiimeyaasha xogta kaddibna loo qaybinayo wadarta tirada guud ee qiimeyaasha. 

Bedka oogada sare waa caddadka banaanka kore ee qaab saddex dhinac leh. 


Xiriirka ka dhexeeya laba qaybood oo tirooyin ah oo aan isle’ekayn. Ismale’egyadu waxaa sida caadiga ah kamid ah lambar aan la garanayn. Tusaale ahaan, 7x < 28

Waa xiriirka ka dhexeeya caddadka laba shay ama kasii badan. Tusaale ahaan, haddii saamiga u dhexeeya wiilasha iyo gabdhaha ee fasalka uu yahay 12:15, haddaba waxaa fasalka dhigata 12 wiil iyo 15 gabdhood. 

Dhufsaneyaashu waa tirooyinka aad hesho marka aad isku dhufato tiro iyo tiro idil. Tusaale ahaan, dhufsaneyaasha 5 waa: 10, 15, 20, 25, 30…iwm. 

Isiradu waa tirooyinka aanu isku dhufan karno si aan u helno tiro kale. Tusaale ahaan, 2 iyo 3 waa isirada 6 sababtoo ah 2 lagu dhuftay 3 waxay lamid tahay 6. 

Adiga oo ereyadaada ku beddelaya jumlada ama baaragaraafka. 

Waa tibix qeexaysa xiriirka ka dhexeeya hal doorsoome (doorsoome madax banaan) iyo doorsoome kale (doorsoome madax banaan). Haddii fansaarku yahay mid xarriiq toos ah, kaddibna marka garaaf lagu sameeyo salaxa baraha kulanka, waxay abuuri doontaa xarriiq toos ah oo leh tiiro ma doorsoome ah. 

Qormo saynis waa qaab loo muujinaya tirooyinka aadka u weyn ama aadka u yar in si fudud loo qoro. Tusaale ahaan tirada 0.0000000000073 waxaa si fudud loogu qori karaa 7.3 x 10-12 

Xididka laba jibbaaran waa isirka tiro taasoo, markii isla ayada la isku dhufto keenaysa tiradii hore. Tusaale ahaan, 5 iyo –5 labaduba waa xidid laba jibaaranaha 25. 

Tirooyinka, calaamadaha, iyo shaqooyinka (sida + iyo ) la isu keeno kuwaas oo muujinaya qiimaha shay. Tusaale ahaan, y + 4 waa tibix, sidoo kale 3 − x/2 iyaduna waa tibix. 

Waa suurtagalnimad uu shay ku dhici karo. Ixtimaalka waxaa lagu muujiyaa jajab tobanle ahaan ama jajab laga bilaabo 0-1 ama boqoley ahaan laga bilaabo 0-100%. Tusaale ahaan, ixtimaalka tuurista shilin iyo in uu soo baxo “xarash” waa .5, 1/2, ama 50%. 

Caddadka goob 3 dhinac leh (3D) oo uu shay gali karo. Muggu wuxuu noo sheegayaa caddadka aan u baahanahy si aan shayga u buuxinno. Tusaale ahaan, caddadka biyaha loo baahan yahay si dhalo loo buuxiyo. Mugga shayga waxaan ku cabirnaa cabirro saddex jibaaran sida sintimitiro saddex jibaaran, injiyo saddex jibaaran, talaabo saddex jibaaran, iyo wixii lamid ah. 

Meerisku waa masaafada qaab ku wareegsan. Waxaa lagu helo iskudarista dhererka dhinacyada oo dhan. Marka la eego goobo, meerisku wuxuu s aamigal u yahay dhexroorka isir ahaan.π . 

Doorsoomuhu wuxuu u tagaan yahay qiimo tiro aan la aqoon oo kujira isle’eg ama tibix xisaab ah. Doorsoomeyaasha waxaa lagu muujiyaa calaamado (sida caadiga ah xaraf). 

Waa jumlad laba shay isle’egyihiin. Isle’egtu waxay inta badan leedahay laba tiro oo aan la garanayn (kuwaas oo loo yaqaano doorsoomeyaal) waxaana loo muujiyaa xaraf ahaan. Tusaale ahaan: 3b + 5 = 14

Kujibaarane waxaa loola jeedaa inta jeer ee tirada asalka ah la isku dhufanayo. 

Tibxaha isu dhigma waa tibxaha u shaqeeya qaab iskumid ah inkasta oo ay u muuqdaan in ay kala duwanyihiin. Haddii laba tibxood ay isu dhigmaan, haddaba labada tibxood waxay leeyihiin qiimo iskumid ah marka la galiyo qiimaha iskumidka ah ee doorsoomaha. Tusaale ahaan, 2x + x + x waxay u dhigantaa 4x

Masaafada lambar uu kasoo bilaabmo eber. Calaamadda “|” ayaa la dhigaa labada dhinac ee tirada si loogu micneeyo qiimaha sugan, sidaa darteed qiimaha sugan ee x waxaa loo qoraa |x|. 

|4| = 4 |-5| = 5

Astaamaha aljebra waxay qeexayaan qaababka kala duwan ee tiro la iskugu keeni karo. Ardayda fasalka 7aad waa in ay u fududaataa adeegsiga astaamaha aljebrada ee isu soocidda, isu aruurinta iyo kala soocidda. 

Hanaanka xisaab-faladu waa xeer noo sheegaya nidaamka aan u xalinno tibxo talaabooyin badan leh. Nidaamka aan raacayno waxaa lagu xasuusan karaa ereyada lasoo gaabiyay ee PEMDAS:

1. Parentheses (Bilo)
2. Exponents (Ku jibaaraneyaasha)
3. Multiplication & Division(Isku dhufasho iyo Isku qaybin) laga bilaabayo bidixda ilaa midigta
4. Addition & Subtraction(Kudar iyo Kajar) laga bilaabayo bidixda ilaa midigta 

Tirada lakabka ah waa tirada lagu muujin karo in uu yahay jajabka laba lambar. Tirada aan lakabka ahayn laguma muujin karo jajab ahaan. Jajab tobanluhu ma ahan tiro lakab ah haddii uusan waligiis dhammaanayn uusanna lahayn qaab soo noqonoqanaya. 

Baraha sallaxu waa sallax simman oo ay sameeyeen isgoyska xariiqa lambar taagan oo loo yaqaan dhidibka-y iyo xariiqa lambarka jiifa ee dhidibka-x. Kuwaani xariiqyada isku qotoma ee iska goynaya eber, bartaanna waxaa loogu yeeraa bar-boilowga. 

Waa xiriir u dhexeeya laba caddad oo kala duwan kaasoo hal caddad uu yahay ma doorsoome kasoo tarmay caddad kale. Tusaale ahaan, quraanjo kasta waxay leedahay 6 lugood, sidaa darteed buulka quraanjada, wadarta tirada luguhu waxay lix jeer ka badan tahay tirada quraanjada. Sidaa darteed, tirada luguhu waxay saamigal ku tahay tirada quraanjada. 


Jumlad soo koobid ah waa hal ama laba jumladood oo soo koobaya fikradda guud ee qoraalka. 

Luuqadda sharraxaada waxay isticmaashaa qaybaha hadalka si ay u noqoto mid xiiso leh, waxtar leh, saamaynna leh. Tusaale ahaan: “Dhogorta eygaygu waxay u madowdahay sidii dhuxushii.” “Waxay dareemaysaa buluug.”“Wuxuu ku dagaalamay awood libaax.” Ardayda fasalka 7aad waa in ay isticmaalaan mowduuca si ay u helaan micnaha luuqadda sharraxaada ayna ogaadaan in ay tani ka duwan tahay micnaha dhabta ah ee ereyada. 

Macluumaadka ku saabsan qof kujira internetka oo ay sabab u tahay hawshiisa onlaynka. Arrintaan waxaa kamid ah baraha bulshada, sawiraanta, iibka onlaynka ah iyo dib u eegisyada, lambar sireedyada, iyo rukumashada, iyo noocyada kale. 

Waa hannaan heer u samayn oo caan ah oo ay adeegsadaan ardayda, macalimiinta, iyo waalidiinta si loo muujiyo laba shay:

1) Heerka wax akhriska ardayga 2) Adaygga qoraalka

Waxaad ka heli kartaa tirada Lexile qaybta danbe ee buugga ama adiga oo ciwaanka ka raadinaya www.lexile.com. Heerarka lexile ee fasalka ku haboon: Fasalka 6-8 heerka 925–1185 

Sheegashada shaqada qof kale ama fikraddiisa in aad adigu leedahay. 

Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

Lorem ipsum odor amet, consectetuer adipiscing elit.

The numeric value of a digit in a number. The value of the digit is based on its position in the number. See the chart below for the number 4,367.082.