Faniga Luuqadda Ingiriisiga 

Fasalka 7aad

Hagahani waxa uu kaa caawin doonaa in aad fahamto nuxurka ugu muhiimsan (cilmiga & xirfadaha) ee ay tahay in canugaadu ogaado iyo siyaabaha aad ku taageeri karto waxbarashada ubadkaaga inta ay ku jiraan.

Talo: dul rog icons si aad u aragto qeexida ereyada muhiimka ah

Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

7aad

7aad

Rajada Ardayda

Fasalka 7aad, ardaydu waxay eegayaan waxa uu qoraagu sheegayo iyo qaabka uu wax u sheegayo. Ardaydu waxay isweydiiyaan waxa qoraagu ku fakarayo, waxay raadshaan qodobada muhiimka ah ee kujira qoraalka, waxayna hubiyaan in waxa uu qoraagu sheegay ay yihiin wax sax ah iyo in kale. Waxay akhrin doonaan si ay wax uga bartaan ereyo cusub wax badanna uga bartaan dunida. Ardaydu waa in ay wax ka akhriyaan sheekooyinka bar khayaaliga ka ah barna dhabta ah. Buugaagtu waa in ay lahaadaan qadarka adaygga qoraalka oo kala duwan ayna baraan waxyaabo ku dad, goobo, iyo fikrado cusub, oo ay kujiraan codadka dadkii hore iyo kuwa hadda ahba ee Dakota & Anishinaabe.

Ardayda fasalka 7aad waa in ay inta badan wax qoraan. Waxa ay qori doonaan layliyo gaagaaban iyo layliyo dhaadheer kuwaas oo qaadan kara maalmo badan. Ardaydu waa in ay bartaan inta badan shuruucda hikaadda, naxwaha, iyo xarakaynta, iyo qaabka loo isticmaalo. Waa in ay si fudud wax u qoraan. Waxay ku tababaran doonaan cilmibaarista, fikirka, iyo dib u qorista ayada oo lagu salaynayo jawaab celinta ka imaanaysa macalimiintooda iyo ardayda ay isku fasalka yihiin. Waxay wax ka qori doonaan mowduucyo badan sababo kala duwan awgood.

Si aad u aragto dhammaan heerarka gobolka ELA ee fasalka 7ka fiiri halkan: education.mn.gov/mde/dse/stds/ela


Ardayda fasalka 7aad waxay u baahan yihiin in ay ogaadaan sida howlaha hoose loo qabto marka la gaaro dhammaadka sannadka:

XIRFADAHA AKHRIS-QORAALKA

Waa in ay akhriyaan qoraalka heerka fasalka 7aad ah, kaasoo ah heerka Lexile 925-1185

Waa in ay si wanaagsan u akhriyaan qoraalka fasalka 7aad, kaasoo ah 170 erey halkii daqiiqo

Waa in ay akhriyaan ayaga oo tilmaamo bixinaya si ay u muujiyaan in ay fahmeen qoraalka marka ay akhrinayaan

Waa in ay qoraan ayna dib u qoraan curisyo kuwaas oo leh hikaad, naxwe, iyo xarakooyin sax ah

Ku celceli higgaadda & xarakaynta daar Kahn Academy

Waa in ay isticmaalaan teknoolojiyadda si ay wax u qoraan ulana shaqeeyaan kuwa kale cilmibaarisna ugu sameeyaan mowduuc ayaga oo isticmaalaya ilo la isku haleyn karo

Waa in aysan marna minguurin shaqada aysan ayagu lahayn, taasoo loo yaqaano qish

Waa in ay fahmaan raadkooda dhijitaalka ah , kaasoo ah waddada xogta aan dhammaanteen kaga tagno internetka

Waa in ay 38-40 erey ku qoraan halkii daqiiqo. Waa in ay ku qoraan ugu yaraan saddex bog halkii saac


WAX KABARASHADA DUNIDA IYADA OO LA ADEEGSANAYO QORAAL

Waa in ay su’aalo weydiiyaan kana jawaabaan qoraalka ay akhriyaan. Waa in ay dib u qoraan qoraalka si ay u helaan macluumaad gaar ah si ay u xoojiyaan fahamkooda. Waa in ay fahmaan micnaha xataa marka aan si toos ah loo sheegin. Waa in ay awoodaan samaynta waxyaabaha soo socda:

  • Waa in ay soo koobaan qoraalka ayaga oo aanan fikraddooda ku dhex darin
  • Waa in ay helaan mowduucyada, qodobada muhiimka ah, iyo fikradaha guud
  • Waa in ay bartaan sida qof muhiim ah, dhacdo, ama fikrad loo soo bandhigo iyo qaabka ay isu badalaan
  • Waa in uu sharraxaa qaabka qaybaha kala duwan ee qoraalku u saamaynayo micnaha
  • Waa in ay qeexaan qaabka sheekadu u socoto iyo qaabka jilayaashu uga jawaabaan
  • Waa in ay bartaan qaabka qoraaga iyo aragtidiisu u saamaynayso qoraalka
  • Waa in ay isu barbardhigaan sheekooyinka khayaaliga ah iyo kuwa taariikhda ah
  • Su’aalaa waxa qoraaga ama afkaarta qofka hadlaya uu soo qaato
  • Waa in ay ka fakaraan waxa qoraalku sheegayo. Majirtaa caddayn ku filan oo muujinaysa in fikraduhu yihiin kuwo sax ah?

Waa in ay helaan micnaha ereyo cusub iyo luuqadda sharraxaada , ayaga oo adeegsanaya fikradaha kujira qoraalka, mowduuca, qaamuusyada, ama ereyga asalka ah.

Waa in ay wax ka qoraan qoraalka kaddib marka ay akhriyaan. Waa in uu ku daraa hordhac leh jumlad soo koobid ah , tusaalooyin habaysan, iyo gabagabo

Waa in ay wax sharaxaan ayaga oo adeegsanaya qoraalkooda. Waa in ay isticmaalaan qaabab si ay naftooda u sharaxaan, oo ay kujirto isbarbardhig/ iska soo horjeedo, sababta/saamaynta, dhibaatada/xalka, iyo xukmin. Waa in ay ereyo gaar ah ka qoraan oo la xiriira ujeedada. Waa in ay isticmaalaan ereyada isku xirka si ay fikrad ula xiriiriyaan.1


Jean Baptiste de Lamarck and Charles Darwin were both naturalists that had theories about organisms getting helpful variations. Lamarck’s theory was called the theory of acquired characteristics and Darwin’s was called the theory of evolution by natural selection. Lamarck and Darwin’s theories are the same and different in some ways.


1Muunadaha qoraalka ah ee la helay iyada oo fasax laga haysto Saaxiibada Ardayda. “Muunadaha Qoraalka Ardayda.” Achieve the Core, https://achievethecore.org/category/330/student-writing-samples

Waa in ay qoraan fikrado lagu qanci karo. Waa in ay isticmaalaan qaabab kala duwan oo ay akhristaha ku qancin karaan. Waa in ay awoodaan ka jawaabidda isfahamwaaga.


Dear Teachers,

I have recently begun learning about the “Shut Down Your Screen” week. This is a program where kids in school and out of school don’t use any electronics for one week.

Everyone in your school would participate. This is a way to save the way we think and try something new. My question is, should we participate in the national “Shut Down Your Screen Week?” I think it would be a good idea for many reasons.

First, I think we should participate because using too much technology affects the way we think and behave. In the article Attached to Technology and Paying a Price by Matt Richtel it gives many scientifically proven facts that using technology too much affects the way we think. If you are juggling e-mail, phone calls and other incoming information it can lose people’s focus. Also as the text states, “The stimulation provokes excitement that researchers say can be addictive. In its absence, people feel bored.” This means that people can become addicted and when not using technology become bored with things they used to love to do.

Waa in ay wax qoraan si ay wax uga abuuraan ugana tarjumaan naftooda (gabay ahaan, sheekooyin, taariikh nololeedyo, khuraafaadyo, iyo ruwaayado). Waa in ay adeegsadaan wada sheekaysiyo, ereyo wax qeexaya, iyo 5ta dareen wade si ay u muujiyaan shucuurta jilaaga, yididiilada, iyo khibradaha. Waa in ay isticmaalaan qaabka saxda ah (sida, cutubka, baydadka, xalqooyinka) iyo ereyada gudbinta ee kala duwan si ay u muujiyaan khibradaha iyo isku xirnaanshaha dhacdooyinka.

TUSAALOOYINKA ELA EE FASALKA 7AAD


Hoos waxaad ka helaysaa tusaale ku saabsan qoraal heerka fasalka 7aad ah.2 Qoraalkaan wuxuu kujiraa heerka Lexile ee 1050. ardayda fasalka 7aad waa in ay awood u yeeshaan in ay si dagan u akhriyaan qoraalka iyo qaab tilmaamo leh. Intaa kaddib, waa in ay awood u yeeshaan in ay kuu sheegaan waxa ka dhacay qoraalka dhexdiisa kana jawaabaan su’aalaha hoose.

SU’AALAHA FAHAMKA KU SAABSAN

Waa in ay ka jawaabaan su’aalaha soo socda, ayaga oo isticmaalaya caddaymo ka imaanaya qoraalka si ay jawaabahooda ugu xoojiyaan.

  1. Isubarbardhig oo kala saar Robinson noloshii xiligiisii hore iyo xirfaddiisii danbe.
  2. Sidee ayuu Jackie Robinson kaga gudbay cunsurinimada uu wajahay (noloshiisa iyo kubada baseball) inkasta oo loo sheegay in uusan dib ula dagaalin?
  3. Waa in ay qeexaan khibraddii Robinson intii uu ciyaartoyga ka ahaa horyaalka Major League Baseball.
  4. Sida guulaha Jackie Robinson ka gaaray kubadda baseball-ka uga dhigto halyay dad fara badan?
  5. In ay qeexaan saamaynta Robinson ay ku yeeshaan Dhaqdhaqaaqii Xaquuqaha Madaniga ahaa.

2”Sida Jackie Robinson Wax Uga Beddelay Kubada Baseball-ka” ee ay qortay Jessica McBirney. Xuquuqda lahaanshaha © 2017 ee CommonLit, Inc. Qoraalkan waxaa ruqsad lagu siiyey CC BY-NC-SA 2.0

How Jackie Robinson Changed Baseball

By Jessica McBirney|
2017

Today, when you turn the TV to Major League Baseball, you will not be surprised at all to see an African American or Latino player take the mound. Maybe your favorite player is a person of color. But baseball has not always been as diverse as it is now. In 1947, Jackie Roosevelt Robinson became the first African American to play on a Major League Baseball team. The road he paved was an important, but difficult one.

Early Athletic Success

Robinson was born in Georgia on January 31, 1919, the youngest of five children. His father left the family just a year later, and his mother moved her children to Pasadena, California. She worked odd jobs to support her family, but Robinson still grew up in relative poverty.

When Jackie enrolled in high school, his siblings encouraged him to get involved in school sports teams. He excelled in football, basketball, track, and baseball. He broke many school sports records. Robinson continued to play all of these sports in junior college. Ironically, he viewed baseball as his weakest sport. He transferred to UCLA to complete his degree, where he became the first athlete to letter 3in all four of those sports. UCLA had some of the most racially integrated college sports teams at the time, but Robinson was still among a very small minority of non-white athletes on all his teams.

Fighting Racism

Even early in his life, Robinson confronted racism head on. In 1938, while still at junior college, he was arrested after disputing the police detention of one of his Black friends. He managed to escape a long jail sentence, but this and other run-ins with the police earned him a reputation as someone who was both eager and willing to stand up against racial oppression. When the U.S. entered World War II, Robinson enlisted in the army. He never saw direct combat, but his military career was marred by racial problems. While stationed in Texas, Robinson boarded a non-segregated bus, but he was instructed to sit in the back anyway. He refused, and military police took him into custody for his insubordination. Fortunately, one month later, an all-white jury acquitted him, but the situation was an early indication of the racial prejudice he’d come to face later in life.

A Negro Player with Guts

Robinson joined the professional Negro Leagues to play baseball in early 1945. He signed with the Kansas City Monarchs and had great success, but he was frustrated by all the disorganization that plagued the Negro Leagues. At the time, a few Major League teams were recruiting from the Negro Leagues, and Robinson struck up a relationship with the General Manager of the Brooklyn Dodgers, Branch Rickey. Rickey liked the potential he saw in Robinson, but he had one question. He knew Robinson would face racial discrimination and injustice if he joined the Major Leagues. Could he be “a Negro player with enough guts not to fight back?” Robinson promised that he could, and signed a contract with the Montreal Royals, the Dodgers’ top minor league team. After just one season, he transferred to the Brooklyn Dodgers. As he stepped onto the field as first baseman in 1947, Jackie Robinson became the first Major League Baseball player to break the color barrier since 1880. He was 28 years old.

African-American fans flooded to Dodgers games, and even the general public and the press had a mostly positive view of the team’s newest addition. However, Robinson faced discrimination from a few of his own team members, who threatened to sit out of games if he was allowed to play.

Management took Robinson’s side — “I say he plays,” said the manager. “I say he can make us all rich. And if any of you cannot use the money, I will see that you are all traded.” Other teams also disliked Robinson’s admittance into the League. Many threatened not to play against him. Most managers rejected these threats and forced the players to participate anyway. Instead, they took it out on Robinson directly during the games. Some players were physically violent — he once received a 7-inch gash in his leg from an opponent who spiked him with his cleats — while others hurled verbal racial insults at him and his teammates. The racism from other teams only united the Dodgers, however, and the team grew more accepting of him.

Major Success

Robinson won Rookie of the Year in 1947. In later seasons, more African-Americans joined other teams in the Major Leagues, as Robinson continued to excel. His success gained him fans from all over the country. He started at second base for the National League in the 1949 All-Star game, and he helped the Dodgers win the 1949 National League pennant. Over the next several years his success grew, and by 1955 the Dodgers pulled out a win in the World Series. Robinson was 36 and starting to feel the effects of his age. In 1956 he did not dominate the league as much as he used to, partially because of the adverse effects of the diabetes he suffered from. When the Dodgers traded him to the New York Giants, Robinson decided to quit baseball altogether and become an executive for a coffee company instead. A Legendary Impact After his retirement, Robinson remained a baseball legend. In 1962, he received baseball’s highest honor when he was elected into the Hall of Fame. His playing style changed many team strategies. For example, he inspired players to be more aggressive in their base-running, rather than relying only on the distance they could hit the ball.

Robinson also made important racial breakthroughs in the sports world. The first baseball player to break the color barrier in 60 years, he paved the way for many future African- American and minority athletes. His career helped the upcoming Civil Rights Movement by giving Americans a heroic African-American sports figure to rally around.

Hoos waxaad ka helaysaa tusaale ku saabsan qoraal heerka fasalka 7aad ah.3

SU’AALAHA FAHAMKA KU SAABSAN

Waa in ay ka jawaabaan su’aalaha soo socda, ayaga oo isticmaalaya caddaymo ka imaanaya qoraalka si ay jawaabahooda ugu xoojiyaan.

Talo: Dul istaag aykonada si aad u aragto qeexitaanada ereyada muhiimka ah.


3Muunadaha qoraalka ah ee la helay iyada oo fasax laga haysto Saaxiibada Ardayda. “Muunadaha Qoraalka Ardayda.” Achieve the Core, https://achievethecore.org/category/330/student-writing-samples

Wuxuu barayaa akhristaha jilaaga muhiimka ah iyo goobta sheekada 

Wuxuu isticmaalayaa ereyo gaar ah, tafaasiil wax qeexda, iyo luuqadda sharaxaada (“mas weyn oo seyn buluug ah leh”) 

Wuxuu isticmaalaa ereyada gudbinta si uu u muujiyo dib u xasuusashada wakhti hore (xasuus). Wuxuu isticmaalaa ereyo si uu u qeexo xasuusta wiilku noloshiisii uu soo maray kahor inta uusan askartu imaan 

Qoraagu wuxuu qaabeeyay habayn adag taasoo u bilaabanayso si dabiici ah (inkasta oo aysan ahayn hab wakhtiga ku beegan) 

Wuxuu bixiyaa gabagabada la socota wuxuuna ka tarjumaa dhacdooyinka 

The Boy

The young boy stood with the most menacing look he could muster spread across his face. He just stood there watching the endless columns stretch as far as the eye could see down the long, dusty road. The soldiers would turn and look as they went by, and he made sure to look right back. He made sure to stare as far as he could into the dark pupils of their eyes, as if it would raise the house that was now nothing more than a heap of ashes. Only a few charred remains of the walls were left.

As his eyes went from soldiers to remains he saw a small soft lump poking up from the ashes. He knew exactly what it was and he turned away. That teddy bear had been his favorite friend. Not a toy, it was more than a toy to him. For a second he was back on a green lawn, with the shutters of a house tapping softly on the window pane. And there was his bear. They waited for the next pirate ship to come around the bend in the road, so they could board it and make the captain walk the plank.[tool tip=”transition”]

But then he heard a shout and knew he was back on the dusty road with no green lawn and no shutters tapping softly.

He leaped down from his perch on an old dresser, one of the few things that hadn’t been pillaged or burned in the fire. He bent down, putting both hands on his knees as his eyes searched the ground intently. He picked up the most deadly rock he could find and hopped back up on his perch to resume his watchful glare. No soldier escaped the watchful eyes as he probed them. The giant snake of blue tails was tapering off, and the boy could now see the end of the tail. The boy once again hopped down from his perch. He could feel the sweat-covered rock in his palm. The last of the blue columns were passing.

The boy took a step forward and leaned back, then whipped his body forward and released the rock at the same moment. The boy heard a thud as the rock came home and the rear most soldier clutched his side and looked back – but all he saw were those hateful eyes with tears rolling forth.

HOWLAHA MAALINLAHA AH EE LAGU TAAGEERAYO WAXBARASHADA

Ogow goorta aad caawimo helayso

Haddii ardaygaaga fasalka 7aad uu sheegi waayo ereyada, ama haddii uu ku istaago marka uu akhrinayo, kala hadal macalinkiisa akhriska faseexiisa. Sidoo kale, canuggaagu haku tababarto akhrinta qoraalada yaryar si uu usoo wanaagsanaado, sida gabay-yada iyo sheekooyinka gaagaaban

Aad maktabadda


Taga maktabadda Ismaamulka Hennepin mar kasta – waa bilaash! Qof kasta waxa uu heli karaa kaarka maktabadda, ayada oo aan loo eegayn marxaladdiisa soogalootinimo

Ku celcelinta qorista


U sheeg canuggaaga in uu ku tababarto qoraalkiisa. Wuxuu haysan karaa joornaal, wuxuu qori karaa waraaqo ama iimaylo, ama wuxuu qaadan karaa xusuus qoraalo ku saabsan waxa uu baranayo

Ka hadal sababta dugsigu muhiim ugu yahay nolosha

Tus ardaygaaga fasalka 7aad qaabka uu u isticmaali karo waxa uu dugsiga ku barto nolosha danbe

  • Weydii saaxiibada iyo qoyska in ay ardaygaaga fasalka 7aad tusaan qaabka uu u isticmaali karo waxyaabaha uu ku bartay dugsiga
  • Tag fasalka wax qorista ee xarunta bulshada
  • U sheeg canuggaaga in uu si mutadawacnimo ah u tago dhacdooyinka iyo howlaha bulshada
Samee jadwal shaqo-guri

Samee jadwal guriga ah kuna dhaqan. Xaqiiji in canuggaagu maalin walba dhammeeyo layliga guriga

U ogolow ilmahaaga inuu hogaamiyo

U sheeg ardaygaaga fasalka 7aad in uu doorto buugga uu doonayo in uu iskiis u akhristo maalin walba. In uu buugaag badan in muddo ah ku akhriyo waa muhiim. U ogolow canuggaaga in uu doorto, si uu ugu faraxsanaado wax akhriska

Wada Baro


Doorta mowduuc aad isla barataan. Akhriya buugaag, eega waxyaabaha intarneetka kujira, ama isla sameeya hawlo gaagaaban oo cilmibaaris ah. Weydii waxa uu ku bartay akhriskiisa. Hakula wadaago adiga, saaxiibada, ama xubnaha kale ee qoyska

Dhageyso muuqaalada

Isla dhagaysta warbixinada kana sheekaysta ama wax ka qora waxa aad barateen

Ka bilow inaad ka hadasho kulliyadda

Kala hadal koleejka ardaygaaga fasalka 7aad. Fiiri waxa aad u baahan tahay in aad adeegsato si aad koleejka u tagto. Tus ardaygaaga dugsiga dhexe sida waxbarashada uu hadda qaadanayo ay ugu diyaarinayso dugsiga sare iyo koleejka

Ilmahaaga ha ku caawiyo guriga

Sii canuggaaga shaqooyin todobaadle ah oo ka dhigaya in uu wax akhriyo sida cunto karinta, dukaamaysiga, iyo diyaarinta iimaylada

7th Grade Mathematics

Xisaabta

WAXA LOO BAAHNA YAHAY IN CANUGGAAGU UU OGAADO AWOODNA U YEESHO IN UU SAMEEYO

Qaababka loola hadlo macalimiinta

Xidhiidh adag oo ka dhexeeya qoysaska iyo macalimiinta ayaa fure u ah hubinta ardayda inay helaan waxay u baahan yihiin si ay u guulaystaan. Ku lug lahaanshaha waalidku kaliya ma keenayso darajooyin sare iyo buundooyin imtixaan, laakiin sidoo kale waxay ka caawisaa ardayda inay yeeshaan kalsooni, dhiirigelin, iyo xirfado bulsho. Ogaanshaha su’aalaha la waydiinayo booqashooyinka dugsiga iyo shirarka waalidka iyo macalimiinta waxay kaa caawin kartaa inaad dareento kalsooni marka ay timaado wax ka qabashada baahiyaha waxbarasho ee ilmahaaga.

Sareeyaha waa tirada sare ee jajabka. Waxay ina tusaysaa inta qayb ee aan haysano. Hooseeyaha waa tirada hoose ee jajabka. Waxay ina tusaysaa inta qayb ee ku jirta dhamaan. 

Gadaal kgale waa koox xarfo ah oo lagu daray dhamadka erayga. Gadaal galaha wuu badali karaa micnaha ereyga. Ku darida ‘’less’’, dhamaadka erayga ‘’end’ (dhamaad)’ wuxuu u badalayaa micnaha ‘’aan dhamaad lahayn’’ gadaal galaha wuxuu kaloo badali karaa sida ereyga loo isticmalo. Magaca ‘’child’’ (canug) wuxuu noqonayaa sifo ‘’childish’’ (caruurnimo) markaad ku darto gadaal galaha ‘’ish’’. 

Hor-gale waa koox xarfo ah oo lagu daray bilowga erey taasoo badalaysa micnihiisa. Ku darida ‘’un” ereyga hortiisa “clean’’ waxay ka dhigaysaa ‘’aan nadiif ahayan’’. Hor-galeyaasha kale ee guud waxay yihiin ‘’re’’, ‘’dis’’, ‘’over’’, ‘’out’’. 

God walba oo tiro ku jira waxaa uu leeyahay qiimo saldhig u ah booskiisa uu kaga jiro tirada. Tusaale ahaan, nambarka 548, godka 5 waxaa uu ku jiraa booska boqolaad ee qiimaha booska, qiimeynta booskiisa waa 500. Godka 4, waxa uu ku jiraa booska tobnaad, qiimaha booskiisa waa 40. Godka 8 waxa uu ku jiraa booska koowaad, qiimaha booskiisana waa 8. 

Buugaagta leh dhawaaq iyo higad isla socoto ee macalimiinta ay horay fasalka ugu bareen. Ardayda way higaadiin karaan am ku dhaqaaqi karaan inta badan ereyada ku jira qoraalka. 

Adigoo isticmaalaya xiriirka xarfaha iyo dhawaaqa ee sida saxda ah loogu dhawaaqo ereyada. Tusaale ahaan, caruurta baratay dhawaaqa ingiriiska /a/, /c/, & /t/ way kala saari karaan “cat.” 

Markay ardayda baranayaan qorida, waxay qoraan dhawaqa ay maqlaan. Waxaa laga yaabaa in aysan si sax ah u higaadinin ereyada. Tani waxay macalimiinta ugu yeeraan “Higaad hal-abuur leh”. Ardayda waxay isticmaalaan iskuxerka xarfaha iyo dhawaaqa lagu baray iskuulka si ay ugu dhawaaqaan ereyo. Muhiimad badan malahan in aad higaad sax ah haysato. 

Buugagta leh dhawaaqa iyo higaada isla socda ee macalimiinta horay ugu bareen fasalka ardayda way kala saari karaan ama ku dhawaaqi karaan ereyada intooda badan ee ku jira qoraalka. 

Garashada dhawaaqa luqad. Tusaale, jiibta, shibbanesyaasha iyo dhawaaqyada kujira ereyada. 

Ereyadu waxay ka samaysan yihiin dhawaqyo gaar-gaar ah oo loo yaqano dhawaq ereyeed. Caruurtu waa in ay ku tababartaan garashada, soo saarista, iyo isku aaddinta codadkaan gaarka ah. 

Xirfadaha loo baahan yahay in wax lagu akhriyo, la qoro, iyo lagu hadlo. 

Awooda akhriska & qoraalka. Ardaydu waxay ku fiicnaadaan xagga akhris-qoraalka iyo wax-akhriska cad iyo tilmaamo gaar ah & qabasho ahaanba. 

Marka aynu naqaano kalmad anagoon ka dhawaaqin. Akhristayaasha wanaagsani waxay tan ku sameeyaan kelmado aad u caan ah ama erayo aan raacin “sharciyada” dhawaaqa erayada. 

Waa jajab sareeyaha uu ka badan yahay hooseeyaha, sida 7/6. 

Waa lambar ka kooban labadaba tiro idil iyo jajab sida 1 3/8 

Sareeyuhu waa tirada kore ee jajabka. Wuxuu muujinayaa tirada qaybaha aan haysano. Hooseeyuhu waa lambarka hoose ee jajabka. Wuxuu muujinayaa qaybaha kujira tirada ee shayga oo dhan. 

Waa koox ereyo ah kuwaas oo micnahoodu yahay wax ka duwan waxa ay luuqad ahaan sheegayaan. Tusaale ahaan: “eeyaha iyo bisadaha ayaa da’aya” micnaheedu waa “in roob mahiigaan ah da’ayo” iyo “jab keeg ah,” micnaheedu waa shay ay fududahay in la sameeyo.” 

Waa ereyada midba midka kale kasoo horjeedo micno ahaan. “Weyn” iyo “yar” waa kuwo iska soo horjeeda.

Ereyada isku micnaha ah waa ereyada micne ahaan iskumidka ah. “Weyn” iyo “xajmi leh” waa isku micne. 

Marka ardaydu wax u akhrin karaan si xawli ah, sax ah, ayna isticmaalaan astaamo muujinaya in ay fahmeen waxa ay akhrinayaan. 

Badi-dhecuhu waa tirada soo laalaabanaysa inta ugu badan ee xogta. Majiri karo badi-dhece haddii dhammaan tirooyinku usoo laalaabanayaan si iskumid ah. Waxaa jiri kara wax ka badan hal badi-dhece haddii tirooyin badan la arkay inta ugu badan inay soo noqnoqdeen. 

Kaddib marka la habeeyo xogta ayada oo laga soo bilaabayo kan ugu yar laguna keenayo kan ugu badan, dhexfurku waa qiimaha kujira bartanka xogta. 

Celcelisku mararka qaar waxaa loo yaqaan celcelis. Celceliska waxaa lagu helaa iyada oo la isku darayo dhammaan qiimeyaasha xogta kaddibna loo qaybinayo wadarta tirada guud ee qiimeyaasha. 

Bedka oogada sare waa caddadka banaanka kore ee qaab saddex dhinac leh. 


Xiriirka ka dhexeeya laba qaybood oo tirooyin ah oo aan isle’ekayn. Ismale’egyadu waxaa sida caadiga ah kamid ah lambar aan la garanayn. Tusaale ahaan, 7x < 28

Waa xiriirka ka dhexeeya caddadka laba shay ama kasii badan. Tusaale ahaan, haddii saamiga u dhexeeya wiilasha iyo gabdhaha ee fasalka uu yahay 12:15, haddaba waxaa fasalka dhigata 12 wiil iyo 15 gabdhood. 

Dhufsaneyaashu waa tirooyinka aad hesho marka aad isku dhufato tiro iyo tiro idil. Tusaale ahaan, dhufsaneyaasha 5 waa: 10, 15, 20, 25, 30…iwm. 

Isiradu waa tirooyinka aanu isku dhufan karno si aan u helno tiro kale. Tusaale ahaan, 2 iyo 3 waa isirada 6 sababtoo ah 2 lagu dhuftay 3 waxay lamid tahay 6. 

Adiga oo ereyadaada ku beddelaya jumlada ama baaragaraafka. 

Waa tibix qeexaysa xiriirka ka dhexeeya hal doorsoome (doorsoome madax banaan) iyo doorsoome kale (doorsoome madax banaan). Haddii fansaarku yahay mid xarriiq toos ah, kaddibna marka garaaf lagu sameeyo salaxa baraha kulanka, waxay abuuri doontaa xarriiq toos ah oo leh tiiro ma doorsoome ah. 

Qormo saynis waa qaab loo muujinaya tirooyinka aadka u weyn ama aadka u yar in si fudud loo qoro. Tusaale ahaan tirada 0.0000000000073 waxaa si fudud loogu qori karaa 7.3 x 10-12 

Xididka laba jibbaaran waa isirka tiro taasoo, markii isla ayada la isku dhufto keenaysa tiradii hore. Tusaale ahaan, 5 iyo –5 labaduba waa xidid laba jibaaranaha 25. 

Tirooyinka, calaamadaha, iyo shaqooyinka (sida + iyo ) la isu keeno kuwaas oo muujinaya qiimaha shay. Tusaale ahaan, y + 4 waa tibix, sidoo kale 3 − x/2 iyaduna waa tibix. 

Waa suurtagalnimad uu shay ku dhici karo. Ixtimaalka waxaa lagu muujiyaa jajab tobanle ahaan ama jajab laga bilaabo 0-1 ama boqoley ahaan laga bilaabo 0-100%. Tusaale ahaan, ixtimaalka tuurista shilin iyo in uu soo baxo “xarash” waa .5, 1/2, ama 50%. 

Caddadka goob 3 dhinac leh (3D) oo uu shay gali karo. Muggu wuxuu noo sheegayaa caddadka aan u baahanahy si aan shayga u buuxinno. Tusaale ahaan, caddadka biyaha loo baahan yahay si dhalo loo buuxiyo. Mugga shayga waxaan ku cabirnaa cabirro saddex jibaaran sida sintimitiro saddex jibaaran, injiyo saddex jibaaran, talaabo saddex jibaaran, iyo wixii lamid ah. 

Meerisku waa masaafada qaab ku wareegsan. Waxaa lagu helo iskudarista dhererka dhinacyada oo dhan. Marka la eego goobo, meerisku wuxuu s aamigal u yahay dhexroorka isir ahaan.π . 

Doorsoomuhu wuxuu u tagaan yahay qiimo tiro aan la aqoon oo kujira isle’eg ama tibix xisaab ah. Doorsoomeyaasha waxaa lagu muujiyaa calaamado (sida caadiga ah xaraf). 

Waa jumlad laba shay isle’egyihiin. Isle’egtu waxay inta badan leedahay laba tiro oo aan la garanayn (kuwaas oo loo yaqaano doorsoomeyaal) waxaana loo muujiyaa xaraf ahaan. Tusaale ahaan: 3b + 5 = 14

Kujibaarane waxaa loola jeedaa inta jeer ee tirada asalka ah la isku dhufanayo. 

Tibxaha isu dhigma waa tibxaha u shaqeeya qaab iskumid ah inkasta oo ay u muuqdaan in ay kala duwanyihiin. Haddii laba tibxood ay isu dhigmaan, haddaba labada tibxood waxay leeyihiin qiimo iskumid ah marka la galiyo qiimaha iskumidka ah ee doorsoomaha. Tusaale ahaan, 2x + x + x waxay u dhigantaa 4x

Masaafada lambar uu kasoo bilaabmo eber. Calaamadda “|” ayaa la dhigaa labada dhinac ee tirada si loogu micneeyo qiimaha sugan, sidaa darteed qiimaha sugan ee x waxaa loo qoraa |x|. 

|4| = 4 |-5| = 5

Astaamaha aljebra waxay qeexayaan qaababka kala duwan ee tiro la iskugu keeni karo. Ardayda fasalka 7aad waa in ay u fududaataa adeegsiga astaamaha aljebrada ee isu soocidda, isu aruurinta iyo kala soocidda. 

Hanaanka xisaab-faladu waa xeer noo sheegaya nidaamka aan u xalinno tibxo talaabooyin badan leh. Nidaamka aan raacayno waxaa lagu xasuusan karaa ereyada lasoo gaabiyay ee PEMDAS:

1. Parentheses (Bilo)
2. Exponents (Ku jibaaraneyaasha)
3. Multiplication & Division(Isku dhufasho iyo Isku qaybin) laga bilaabayo bidixda ilaa midigta
4. Addition & Subtraction(Kudar iyo Kajar) laga bilaabayo bidixda ilaa midigta 

Tirada lakabka ah waa tirada lagu muujin karo in uu yahay jajabka laba lambar. Tirada aan lakabka ahayn laguma muujin karo jajab ahaan. Jajab tobanluhu ma ahan tiro lakab ah haddii uusan waligiis dhammaanayn uusanna lahayn qaab soo noqonoqanaya. 

Baraha sallaxu waa sallax simman oo ay sameeyeen isgoyska xariiqa lambar taagan oo loo yaqaan dhidibka-y iyo xariiqa lambarka jiifa ee dhidibka-x. Kuwaani xariiqyada isku qotoma ee iska goynaya eber, bartaanna waxaa loogu yeeraa bar-boilowga. 

Waa xiriir u dhexeeya laba caddad oo kala duwan kaasoo hal caddad uu yahay ma doorsoome kasoo tarmay caddad kale. Tusaale ahaan, quraanjo kasta waxay leedahay 6 lugood, sidaa darteed buulka quraanjada, wadarta tirada luguhu waxay lix jeer ka badan tahay tirada quraanjada. Sidaa darteed, tirada luguhu waxay saamigal ku tahay tirada quraanjada. 


Jumlad soo koobid ah waa hal ama laba jumladood oo soo koobaya fikradda guud ee qoraalka. 

Luuqadda sharraxaada waxay isticmaashaa qaybaha hadalka si ay u noqoto mid xiiso leh, waxtar leh, saamaynna leh. Tusaale ahaan: “Dhogorta eygaygu waxay u madowdahay sidii dhuxushii.” “Waxay dareemaysaa buluug.”“Wuxuu ku dagaalamay awood libaax.” Ardayda fasalka 7aad waa in ay isticmaalaan mowduuca si ay u helaan micnaha luuqadda sharraxaada ayna ogaadaan in ay tani ka duwan tahay micnaha dhabta ah ee ereyada. 

Macluumaadka ku saabsan qof kujira internetka oo ay sabab u tahay hawshiisa onlaynka. Arrintaan waxaa kamid ah baraha bulshada, sawiraanta, iibka onlaynka ah iyo dib u eegisyada, lambar sireedyada, iyo rukumashada, iyo noocyada kale. 

Waa hannaan heer u samayn oo caan ah oo ay adeegsadaan ardayda, macalimiinta, iyo waalidiinta si loo muujiyo laba shay:

1) Heerka wax akhriska ardayga 2) Adaygga qoraalka

Waxaad ka heli kartaa tirada Lexile qaybta danbe ee buugga ama adiga oo ciwaanka ka raadinaya www.lexile.com. Heerarka lexile ee fasalka ku haboon: Fasalka 6-8 heerka 925–1185 

Sheegashada shaqada qof kale ama fikraddiisa in aad adigu leedahay. 

Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

Lorem ipsum odor amet, consectetuer adipiscing elit.

The numeric value of a digit in a number. The value of the digit is based on its position in the number. See the chart below for the number 4,367.082.