Faniga Luuqadda Ingiriisiga

Ardayda fasalka 4-aad

Hagahani waxa uu kaa caawin doonaa in aad fahamto nuxurka ugu muhiimsan (cilmiga & xirfadaha) ee ay tahay in canugaadu ogaado iyo siyaabaha aad ku taageeri karto waxbarashada ubadkaaga inta ay ku jiraan.

Talo: dul rog icons si aad u aragto qeexida ereyada muhiimka ah

Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

4aad

4aad

Rajada Ardayda

Fasalka 4aad, intabadan ardayda waxay diiirada saari doonaan isticmaalida qoraalka si ay wax ug fahmaan dunida. Macalimiinta waxay caawin doonaan faseexnimada akhriska ardayda, laakiin ardayda intabadan waqtigooda waxay ku bixin doonaan aqriska, wax qorista, iyo ka hadalka qoraalada leh qoraalo kala duwan oo adag. Qoraalada waa in ay ahaadaan kalabar mala-awaal barka kalena aan mala- awaal ahayn. Qoraalada waa in ay matalaan dad kala duwan, aragtiyo, iyo aqoonsiyo oo ay ku jirto codka iyo aragtitada taariiqiga ah iyo mida casriga ah ee dadka Dakota iyo Anishinaabe. Ardayda fasalka 4aad waa in ay intabadan wax qoraan. Waxay ka shaqayn doonan qoritaanka imtixaan hal xiisad oo fasalka dhexdiisa ah, iyo maalmo badan. Waxay baraatikeen doonaan baarista, milicsi, iyo dib ueegis/muraajaco.

Si aad u aragto dhammaan heerarka gobolka ELA ee fasalka 4ka fiiri halkan: education.mn.gov/mde/dse/stds/ela

Afaraadka waa in ay fahmaan sida loo sameeyo kuwaan soo socda dhamaadka sanadka:

KU DABAQIDA XIRFADAHA AQRIS-QORAALKA

Qor jumlado dhamaystiran iyo baaragaraafyo, leh higaad sax ah, far waynayta, iyo xarakaynta oo ay ka mid tahay: hakadka, abastorof, calaamada xigashada, iyo xarakada dhamaadka jumlada1

Overall, dogs are awesome pets to have. Have I convinced you though?
If you are, then great! If you’re not then that’s okay. It’s really up to you.
So which one is it going to be?

Si fasiix ahu aqri oo fahan qoraalo kaladuwan oo fasalka 4aad ah oo heerar kala duwan leh (Lexile 740–1010, F&P: N–Z, DRA: 30-60) oo ay la jirto qeexid heer sare ah ku dhowaad 90-140 ereyyo daqiiqadiiba

Isticmaal tiknoolajiyada (hadii xoogaha caawin loo baahdo) si loo soo saaro loona daabaco qoraalka kuwa kalena lala shaqeeyo

Ku qor ugu yaraan hal bog hal xiisad oo fasalka ah

WAX KA OGAANSHAHA DUNIDA AYADOO LOO MARAAYO QORAAL

Weydii kana jawaab su’aalaha ku saabsan qoraalada iskood loo aqriyo. Isticmaal cadayn gaar ah oo ka timid qoraalka si aad ugu sharaxdo dhacdooyinka iyo habraacyada, sharax fikrada ugu muhiimsan, isku xer fikradaha, taageerna fikirada ku saabsan qoraalada1

The book Charlotte’s Web by E. B. White is a story about
an endearing pig named Wilbur. He is desperately trying
not to die. He meets a nice friend named Charlotte. She
is a spider that weaves words into her web to save Wilbur
from dying. Charlotte was one of the most caring friends
you could have for a long time. One way she was caring
was when Wilbur was tired of being terrific all day.
Charlotte sang him a lullaby. Another example is that
she calmed Wilbur down when he was scared. Wilbur
was devastated when he found out he was going to die
and Charlotte said, “You shall not die I shall save you.”

Fahan micnaha erayada aan la garanaynin adiga oo isticmaalayo sawiro, qoraalo, qaamuusyada, Iwm. Fahan erayada leh labada micno ama luqada maldahan .

THE SKY IS LOW BY EMILY DICKINSON

The sky is low, the clouds are mean,
A travelling flake of snow
Across a barn or through a rut
Debates if it will go.
A narrow wind complains all day
How someone treated him;
Nature, like us, is sometimes caught
Without her diadem.

Isticmaal weedha iskuxerka ah si aad iskugu xerto fikradaha iyo ujeedooyinka. Tusaale ahaan, isticmaal “in order to” (si aan), “for example” (tusaale ahaan), iwm

Isticmaal weedha kalaguurka si aad u tusto kala horeynta dhacdooyinka. Tusaale ahaan, isticmaal “first” (kow), “in addition” (Intaa waxaa dheer), iwm

Wax ka qor wixii dhacay ama macluumaad laga bartay qoraalka. Kudar ciwaan, horudhac, tusaalooyin si wanaagsan loo habeeyay, ereyo la xiriira mowduuca, iyo dhamaad

Qor sheekooyin hal abuur leh oo ku saabsan wax dhab ah ama waaya-aragnimo qayaali ah. Ardayda waa in ay soo bandhigaan tebiye ama jilaayaal xafladahana ay u abaabulaan qaab dabiici ah. Sheekooyinka waa in lagu daraa wadasheekeysi, waxa jilayaasha sameeynayaan, faahfaahin dareen wadata, iyo dhamaad.1

FINDING ROSALITA

It was Sunday. My family and I were in France. I was
as happy as a bee. We were driving along the road
when my daddy stopped the car. He told my brother
and sister to get out of the car to see what the furry
lump on the side of the road was. They got out of the
car. Ten seconds later, they got back in the car with
a very small kitten in their hands. She was about the
size of a very, very, very, very small baby bottle.


My stomach went into my throat when I saw it actually
was a kitten. She was meowing as loud as a foghorn. It
was so horrible, I couldn’t think. Mreow. I felt horrible.
I knew that I hadn’t done anything bad to her, but I just
couldn’t help it. She was so cold. I was worried. Her
claws were as sharp as sewing needles being pricked
into your skin. I shuddered. She had crusts over her
eyes, from infections, that looked like they hurt.


We were headed into the village. Madame Sanz
was there. We asked her what to do. I was afraid
that she wouldn’t have any advice. Thankfully, she
told us what to do. She told us to boil rose petals
in water till they were warm and wet. Then we
should pour them into a bowl with some water and
keep on rubbing then over the kitten’s eyes.


After that, we decided to call the little kitten
Rosalita. We also call her other things that sound
like Rosalita, but I won’t mention that. We prayed.
Luckily, she is still with us now. Hopefully, she
will be with us much, much, much, much longer.


1Muunad qoraal oo lagu hely ogolaansho ka timid arday saaxibadooda. “Student Writing Samples.” Achieve the Core, https://achievethecore.org/category/330/student-writing-samples

TUSAALOOYINKAFASALKA 4AAD EE ELA


Hoos waxaa yaala tusaale heer qoraaleed fasalka 4aad ah. Caruurta waa in ay awoodaan in ay aqrin karaan gabaygan si fasiix ah oo muujin lasotoco. Kadib, waa in ay awoodaan in ay soo koobaan gabayga kana jawaabaan su’aalaha hoose si ay u fahmaan.2

2Dubar, Paul Laurence. “The Seedling.” Public domain. Achieve the Core, https://achievethecore.org/category/415/ela-literacy-assessments

SU’AALAHA CURISKA

  1. Maxay tahay micnaha ereyga “robust” ee lagu isticmaalay leenka 5aad ee “The seedling?”
  2. Muxuu muhiim ugu yahay ereyga “robust” gabayga dhexdiisa?
  3. Maxay tahay muhiimda labada cutub ee ugu dambeeya (leenka 25 – 32) ee “The seedling”?
  4. Qaybta A: Gabayga 1aad, “The seedling”, mowduucee ayuu gabyaaga sameeynayaa gabi ahaanba gabayga?
    • Xiliga gu’ga waa xiliga ugu wanaagsan sanadka.
    • Waa muhiim in aad adiga waxyaabaha isku sameeyso.
    • Iftiinka qoraxda iyo daruuraha waa qayb muhiim oo ka mid ah aduunka.
    • In aad dad kale ka hesho taageero waxay kaa caawin kartaa in aad ku guuleysato waxyaabo wanaagsan.
  5. Qaybta B: Leemanke ka mid ka ah ‘’The seedling’’ ee caawiya jawaabta saxda ee ka tmid qaybta A?
    • “And the seedling from that moment/ Its work of life began.” (Leenka 7-8)
    • “To be sure, the haste & hurry/Made the seedling sweat & pant;” (Leenka 17-18)
    • ‘’The sunshine poured upon it/And the clouds they gave a shower” (leenka 21-22)
    • “Till you raise to light & beauty/Virtue’s fair, unfading flowers” (leenka 31-32)

“THE SEEDLING” BY PAUL LAURENCE DUNBAR

1 As a quiet little seedling
Lay within its darksome bed,
To itself it fell a-talking,
And this is what it said:

5 “I am not so very robust,
But I’ll do the best I can;”
And the seedling from that moment
Its work of life began.
So it pushed a little leaflet

10 Up into the light of day,
To examine the surroundings
And show the rest the way.
The leaflet liked the prospect,
So it called its brother, Stem;

15 Then two other leaflets heard it,
And quickly followed them.
To be sure, the haste & hurry
Made the seedling sweat & pant;
But almost before it knew it

20 It found itself a plant.
The sunshine poured upon it,
And the clouds they gave a shower;
And the little plant kept growing
Till it found itself a flower.


25 Little folks, be like the seedling,
Always do the best you can;
Every child must share life’s labor
Just as well as every man.

30 And the sun & showers will help you
Through the lonesome, struggling hours,
Till you raise to light & beauty
Virtue’s fair, unfading flowers

Hoos waxaa ku jira tusaale ku aadan heerka qorista fasalka 4aad.3

3Muunad qoraal oo lagu helay ogalaansho ka timid arday saaxibadod. “Student Writing Samples.” Achieve the Core, https://achievethecore.org/category/330/student-writing-samples

Waxay soo bandhigaysaa jilayaasha ugu muhiimsan 

Isticmaal ereyada kalaguurka oo badan iyo weedho si loo habeeyo israaca dhacdooyinka 

Waxay abuuraysaa xaalad 

Si sax aha ugu isticmaal xarakayn dhamaadka jumlada 

Isticmaal ereyo la taaban karo iyo weedho iyo faahfaahin dareen leh si aad si sax ah ugu gudbiso 

The Haunted House

There once was a dog who roamed an alley with another dog. That dog’s name was Max. The other dog’s name was Rocky. Max & Rockey were brother & sister, although the look nothing alike . In another alley not far from Max & Rocky’s there was a dog & a cat who lived together in that alley. The dog’s name was Surgar & the cat’s name was shantell. One day they all met behind a trachcan & became best buds.

One day while all the friends were out walking in the street & then Shantell(thecat) spotted a ghost flying around in a house & took off running to go see the ghost. Then all the dogs took off afterer her. When the dogs finaly cought up to Shantell they
were all deep in the huanted house. Max & Surgar started to shake. Rocky & Shantell started to quake. Then a loud Boom came from the floor above them. After, Max got a brillent idea. They should sneak up on the monsters & attack them .

Finally all four animals were ready to put their maniecle plan into action. Shantell tip-toed up the mantel while Max & Surgar went up the back stairs. Which left Rockey creeping up the front stairs. When they all were ready to attack the monsters they heard music. The went alot like this “Shake, Shake shake dem bones now!” The friends were confused but quickly got back on track. Shantell gave the ready signal & they all jumped up.

They were surprized to see what they saw. They saw about a dozen monsters doing the monster mash. One of the vampires said “Come in dogs & cats. Why don’t you dance with us. So Max, Rocky, Surgar & Shantell danced with the monsters.”

Isticmaal wadashakaysi iyo faahfaahin ficilo, fikrado, iyo dareen lagu horumarnayo dhacdooyinka tusina jawaabaha jilayaasha ee ku aadan xaaladaha. 

HOWLAHA MAALINLAHA AH EE LAGU TAAGEERAYO WAXBARASHADA

Wada akhri

Wax isla akhriya maalin walba. Kala hadal waxa uu akhrinayo, ka munaaqishoonayo, uuna ka qorayodugsiga

Qor warqado

Carruurtu qoyska ha u qoreen qoraal iyo waraaqo

Aad maktabadda

Tag maktabadda Ismaamulka Hennepin mar kasta – waa bilaash! Qof kasta waxa uu heli karaa kaarka maktabadda, ayada oo aan loo eegayn marxaladdiisa soogalootinimo. Isticmaal teknoolojiyadda laga helo maktabadda si aad ugu tababarataan wax qorista iyo cilmibaarista mowduuc aad ka doorataan buug.

Wada Baro

Doorta wax aad isla barataan. Akhriya buugaag, eega waxyaabaha intarneetka kujira, si wadajir ahna wax isula sameeya si aad wax badan uga ogaataan mowduuca uu doortay. Waxaad canugaaga ka caawin kartaa in uu aqoon iyo jacayl ka
samaysto waxbarashada.

Ilmahaaga ha ku caawiyo guriga

Waxaa kamid ah carruurta howlahooda maalinlaha ah ee guriga ka qabtaan kuwaas oo uga baahan akhrinta sida cunto karinta, dukaamaysiga, iyo kala soocidda boostada

Samee jadwal shaqo-guri

Samee jadwal guriga ah kuna dhaqan. Xaqiiji in canuggaagu maalin walba dhammeeyo layliga guriga

Ka hadal waxay baranayaan

Sameeya “hadalka buugga”. Weydii canuggaaga in uu ereyadiisa kuugu sheego fikradaha muhiimka ah. Weydii canuggaaga in uu ku tuso halka laga helo fikrad kasta oo qoraalka kujirta

Ku celcelinta qorista

U sheeg canuggaaga in uu ku tababarto qoraalkiisa ee dunida dhabta ah. Wuxuu haysan karaa joornaal, wuxuu qori karaa sheekooyin, wuxuu diri karaa iimaylo ama waraaqo, ama xataa wuxuu qoran karaa liisaska dukaanka raashinka

4th Grade Mathematics

Xisaabta Ardayda fasalka 4-aad

Qaababka loola hadlo macalimiinta

Xidhiidh adag oo ka dhexeeya qoysaska iyo macalimiinta ayaa fure u ah hubinta ardayda inay helaan waxay u baahan yihiin si ay u guulaystaan. Ku lug lahaanshaha waalidku kaliya ma keenayso darajooyin sare iyo buundooyin imtixaan, laakiin sidoo kale waxay ka caawisaa ardayda inay yeeshaan kalsooni, dhiirigelin, iyo xirfado bulsho. Ogaanshaha su’aalaha la waydiinayo booqashooyinka dugsiga iyo shirarka waalidka iyo macalimiinta waxay kaa caawin kartaa inaad dareento kalsooni marka ay timaado wax ka qabashada baahiyaha waxbarasho ee ilmahaaga.

Sareeyaha waa tirada sare ee jajabka. Waxay ina tusaysaa inta qayb ee aan haysano. Hooseeyaha waa tirada hoose ee jajabka. Waxay ina tusaysaa inta qayb ee ku jirta dhamaan. 

Gadaal kgale waa koox xarfo ah oo lagu daray dhamadka erayga. Gadaal galaha wuu badali karaa micnaha ereyga. Ku darida ‘’less’’, dhamaadka erayga ‘’end’ (dhamaad)’ wuxuu u badalayaa micnaha ‘’aan dhamaad lahayn’’ gadaal galaha wuxuu kaloo badali karaa sida ereyga loo isticmalo. Magaca ‘’child’’ (canug) wuxuu noqonayaa sifo ‘’childish’’ (caruurnimo) markaad ku darto gadaal galaha ‘’ish’’. 

Hor-gale waa koox xarfo ah oo lagu daray bilowga erey taasoo badalaysa micnihiisa. Ku darida ‘’un” ereyga hortiisa “clean’’ waxay ka dhigaysaa ‘’aan nadiif ahayan’’. Hor-galeyaasha kale ee guud waxay yihiin ‘’re’’, ‘’dis’’, ‘’over’’, ‘’out’’. 

God walba oo tiro ku jira waxaa uu leeyahay qiimo saldhig u ah booskiisa uu kaga jiro tirada. Tusaale ahaan, nambarka 548, godka 5 waxaa uu ku jiraa booska boqolaad ee qiimaha booska, qiimeynta booskiisa waa 500. Godka 4, waxa uu ku jiraa booska tobnaad, qiimaha booskiisa waa 40. Godka 8 waxa uu ku jiraa booska koowaad, qiimaha booskiisana waa 8. 

Buugaagta leh dhawaaq iyo higad isla socoto ee macalimiinta ay horay fasalka ugu bareen. Ardayda way higaadiin karaan am ku dhaqaaqi karaan inta badan ereyada ku jira qoraalka. 

Adigoo isticmaalaya xiriirka xarfaha iyo dhawaaqa ee sida saxda ah loogu dhawaaqo ereyada. Tusaale ahaan, caruurta baratay dhawaaqa ingiriiska /a/, /c/, & /t/ way kala saari karaan “cat.” 

Markay ardayda baranayaan qorida, waxay qoraan dhawaqa ay maqlaan. Waxaa laga yaabaa in aysan si sax ah u higaadinin ereyada. Tani waxay macalimiinta ugu yeeraan “Higaad hal-abuur leh”. Ardayda waxay isticmaalaan iskuxerka xarfaha iyo dhawaaqa lagu baray iskuulka si ay ugu dhawaaqaan ereyo. Muhiimad badan malahan in aad higaad sax ah haysato. 

Buugagta leh dhawaaqa iyo higaada isla socda ee macalimiinta horay ugu bareen fasalka ardayda way kala saari karaan ama ku dhawaaqi karaan ereyada intooda badan ee ku jira qoraalka. 

Garashada dhawaaqa luqad. Tusaale, jiibta, shibbanesyaasha iyo dhawaaqyada kujira ereyada. 

Ereyadu waxay ka samaysan yihiin dhawaqyo gaar-gaar ah oo loo yaqano dhawaq ereyeed. Caruurtu waa in ay ku tababartaan garashada, soo saarista, iyo isku aaddinta codadkaan gaarka ah. 

Xirfadaha loo baahan yahay in wax lagu akhriyo, la qoro, iyo lagu hadlo. 

Awooda akhriska & qoraalka. Ardaydu waxay ku fiicnaadaan xagga akhris-qoraalka iyo wax-akhriska cad iyo tilmaamo gaar ah & qabasho ahaanba. 

Marka aynu naqaano kalmad anagoon ka dhawaaqin. Akhristayaasha wanaagsani waxay tan ku sameeyaan kelmado aad u caan ah ama erayo aan raacin “sharciyada” dhawaaqa erayada. 

Waa jajab sareeyaha uu ka badan yahay hooseeyaha, sida 7/6. 

Waa lambar ka kooban labadaba tiro idil iyo jajab sida 1 3/8 

Sareeyuhu waa tirada kore ee jajabka. Wuxuu muujinayaa tirada qaybaha aan haysano. Hooseeyuhu waa lambarka hoose ee jajabka. Wuxuu muujinayaa qaybaha kujira tirada ee shayga oo dhan. 

Waa koox ereyo ah kuwaas oo micnahoodu yahay wax ka duwan waxa ay luuqad ahaan sheegayaan. Tusaale ahaan: “eeyaha iyo bisadaha ayaa da’aya” micnaheedu waa “in roob mahiigaan ah da’ayo” iyo “jab keeg ah,” micnaheedu waa shay ay fududahay in la sameeyo.” 

Waa ereyada midba midka kale kasoo horjeedo micno ahaan. “Weyn” iyo “yar” waa kuwo iska soo horjeeda.

Ereyada isku micnaha ah waa ereyada micne ahaan iskumidka ah. “Weyn” iyo “xajmi leh” waa isku micne. 

Marka ardaydu wax u akhrin karaan si xawli ah, sax ah, ayna isticmaalaan astaamo muujinaya in ay fahmeen waxa ay akhrinayaan. 

Badi-dhecuhu waa tirada soo laalaabanaysa inta ugu badan ee xogta. Majiri karo badi-dhece haddii dhammaan tirooyinku usoo laalaabanayaan si iskumid ah. Waxaa jiri kara wax ka badan hal badi-dhece haddii tirooyin badan la arkay inta ugu badan inay soo noqnoqdeen. 

Kaddib marka la habeeyo xogta ayada oo laga soo bilaabayo kan ugu yar laguna keenayo kan ugu badan, dhexfurku waa qiimaha kujira bartanka xogta. 

Celcelisku mararka qaar waxaa loo yaqaan celcelis. Celceliska waxaa lagu helaa iyada oo la isku darayo dhammaan qiimeyaasha xogta kaddibna loo qaybinayo wadarta tirada guud ee qiimeyaasha. 

Bedka oogada sare waa caddadka banaanka kore ee qaab saddex dhinac leh. 


Xiriirka ka dhexeeya laba qaybood oo tirooyin ah oo aan isle’ekayn. Ismale’egyadu waxaa sida caadiga ah kamid ah lambar aan la garanayn. Tusaale ahaan, 7x < 28

Waa xiriirka ka dhexeeya caddadka laba shay ama kasii badan. Tusaale ahaan, haddii saamiga u dhexeeya wiilasha iyo gabdhaha ee fasalka uu yahay 12:15, haddaba waxaa fasalka dhigata 12 wiil iyo 15 gabdhood. 

Dhufsaneyaashu waa tirooyinka aad hesho marka aad isku dhufato tiro iyo tiro idil. Tusaale ahaan, dhufsaneyaasha 5 waa: 10, 15, 20, 25, 30…iwm. 

Isiradu waa tirooyinka aanu isku dhufan karno si aan u helno tiro kale. Tusaale ahaan, 2 iyo 3 waa isirada 6 sababtoo ah 2 lagu dhuftay 3 waxay lamid tahay 6. 

Adiga oo ereyadaada ku beddelaya jumlada ama baaragaraafka. 

Waa tibix qeexaysa xiriirka ka dhexeeya hal doorsoome (doorsoome madax banaan) iyo doorsoome kale (doorsoome madax banaan). Haddii fansaarku yahay mid xarriiq toos ah, kaddibna marka garaaf lagu sameeyo salaxa baraha kulanka, waxay abuuri doontaa xarriiq toos ah oo leh tiiro ma doorsoome ah. 

Qormo saynis waa qaab loo muujinaya tirooyinka aadka u weyn ama aadka u yar in si fudud loo qoro. Tusaale ahaan tirada 0.0000000000073 waxaa si fudud loogu qori karaa 7.3 x 10-12 

Xididka laba jibbaaran waa isirka tiro taasoo, markii isla ayada la isku dhufto keenaysa tiradii hore. Tusaale ahaan, 5 iyo –5 labaduba waa xidid laba jibaaranaha 25. 

Tirooyinka, calaamadaha, iyo shaqooyinka (sida + iyo ) la isu keeno kuwaas oo muujinaya qiimaha shay. Tusaale ahaan, y + 4 waa tibix, sidoo kale 3 − x/2 iyaduna waa tibix. 

Waa suurtagalnimad uu shay ku dhici karo. Ixtimaalka waxaa lagu muujiyaa jajab tobanle ahaan ama jajab laga bilaabo 0-1 ama boqoley ahaan laga bilaabo 0-100%. Tusaale ahaan, ixtimaalka tuurista shilin iyo in uu soo baxo “xarash” waa .5, 1/2, ama 50%. 

Caddadka goob 3 dhinac leh (3D) oo uu shay gali karo. Muggu wuxuu noo sheegayaa caddadka aan u baahanahy si aan shayga u buuxinno. Tusaale ahaan, caddadka biyaha loo baahan yahay si dhalo loo buuxiyo. Mugga shayga waxaan ku cabirnaa cabirro saddex jibaaran sida sintimitiro saddex jibaaran, injiyo saddex jibaaran, talaabo saddex jibaaran, iyo wixii lamid ah. 

Meerisku waa masaafada qaab ku wareegsan. Waxaa lagu helo iskudarista dhererka dhinacyada oo dhan. Marka la eego goobo, meerisku wuxuu s aamigal u yahay dhexroorka isir ahaan.π . 

Doorsoomuhu wuxuu u tagaan yahay qiimo tiro aan la aqoon oo kujira isle’eg ama tibix xisaab ah. Doorsoomeyaasha waxaa lagu muujiyaa calaamado (sida caadiga ah xaraf). 

Waa jumlad laba shay isle’egyihiin. Isle’egtu waxay inta badan leedahay laba tiro oo aan la garanayn (kuwaas oo loo yaqaano doorsoomeyaal) waxaana loo muujiyaa xaraf ahaan. Tusaale ahaan: 3b + 5 = 14

Kujibaarane waxaa loola jeedaa inta jeer ee tirada asalka ah la isku dhufanayo. 

Tibxaha isu dhigma waa tibxaha u shaqeeya qaab iskumid ah inkasta oo ay u muuqdaan in ay kala duwanyihiin. Haddii laba tibxood ay isu dhigmaan, haddaba labada tibxood waxay leeyihiin qiimo iskumid ah marka la galiyo qiimaha iskumidka ah ee doorsoomaha. Tusaale ahaan, 2x + x + x waxay u dhigantaa 4x

Masaafada lambar uu kasoo bilaabmo eber. Calaamadda “|” ayaa la dhigaa labada dhinac ee tirada si loogu micneeyo qiimaha sugan, sidaa darteed qiimaha sugan ee x waxaa loo qoraa |x|. 

|4| = 4 |-5| = 5

Astaamaha aljebra waxay qeexayaan qaababka kala duwan ee tiro la iskugu keeni karo. Ardayda fasalka 7aad waa in ay u fududaataa adeegsiga astaamaha aljebrada ee isu soocidda, isu aruurinta iyo kala soocidda. 

Hanaanka xisaab-faladu waa xeer noo sheegaya nidaamka aan u xalinno tibxo talaabooyin badan leh. Nidaamka aan raacayno waxaa lagu xasuusan karaa ereyada lasoo gaabiyay ee PEMDAS:

1. Parentheses (Bilo)
2. Exponents (Ku jibaaraneyaasha)
3. Multiplication & Division(Isku dhufasho iyo Isku qaybin) laga bilaabayo bidixda ilaa midigta
4. Addition & Subtraction(Kudar iyo Kajar) laga bilaabayo bidixda ilaa midigta 

Tirada lakabka ah waa tirada lagu muujin karo in uu yahay jajabka laba lambar. Tirada aan lakabka ahayn laguma muujin karo jajab ahaan. Jajab tobanluhu ma ahan tiro lakab ah haddii uusan waligiis dhammaanayn uusanna lahayn qaab soo noqonoqanaya. 

Baraha sallaxu waa sallax simman oo ay sameeyeen isgoyska xariiqa lambar taagan oo loo yaqaan dhidibka-y iyo xariiqa lambarka jiifa ee dhidibka-x. Kuwaani xariiqyada isku qotoma ee iska goynaya eber, bartaanna waxaa loogu yeeraa bar-boilowga. 

Waa xiriir u dhexeeya laba caddad oo kala duwan kaasoo hal caddad uu yahay ma doorsoome kasoo tarmay caddad kale. Tusaale ahaan, quraanjo kasta waxay leedahay 6 lugood, sidaa darteed buulka quraanjada, wadarta tirada luguhu waxay lix jeer ka badan tahay tirada quraanjada. Sidaa darteed, tirada luguhu waxay saamigal ku tahay tirada quraanjada. 


Jumlad soo koobid ah waa hal ama laba jumladood oo soo koobaya fikradda guud ee qoraalka. 

Luuqadda sharraxaada waxay isticmaashaa qaybaha hadalka si ay u noqoto mid xiiso leh, waxtar leh, saamaynna leh. Tusaale ahaan: “Dhogorta eygaygu waxay u madowdahay sidii dhuxushii.” “Waxay dareemaysaa buluug.”“Wuxuu ku dagaalamay awood libaax.” Ardayda fasalka 7aad waa in ay isticmaalaan mowduuca si ay u helaan micnaha luuqadda sharraxaada ayna ogaadaan in ay tani ka duwan tahay micnaha dhabta ah ee ereyada. 

Macluumaadka ku saabsan qof kujira internetka oo ay sabab u tahay hawshiisa onlaynka. Arrintaan waxaa kamid ah baraha bulshada, sawiraanta, iibka onlaynka ah iyo dib u eegisyada, lambar sireedyada, iyo rukumashada, iyo noocyada kale. 

Waa hannaan heer u samayn oo caan ah oo ay adeegsadaan ardayda, macalimiinta, iyo waalidiinta si loo muujiyo laba shay:

1) Heerka wax akhriska ardayga 2) Adaygga qoraalka

Waxaad ka heli kartaa tirada Lexile qaybta danbe ee buugga ama adiga oo ciwaanka ka raadinaya www.lexile.com. Heerarka lexile ee fasalka ku haboon: Fasalka 6-8 heerka 925–1185 

Sheegashada shaqada qof kale ama fikraddiisa in aad adigu leedahay. 

Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

Lorem ipsum odor amet, consectetuer adipiscing elit.

The numeric value of a digit in a number. The value of the digit is based on its position in the number. See the chart below for the number 4,367.082.