Farshaxanka Luuqadda Ingiriisiga
Ardayda Fasalka 1-aad
Fiiri xirfadaha uu ilmahaagu ku baran doono Farshaxanka Luuqadda Ingiriisiga, tusaalooyinka shaqada ardayga iyo sida aad guriga uga caawin karto.
Talo: dul rog icons si aad u aragto qeexida ereyada muhiimka ah
Tani waxay tusaale u tahay hanuuninta

Rajada Ardayda
Ardayda fasalka 1aad waa inay fahmaan sida loo sameeyo waxyaabaha soo socda si wanaagsan dhamaadka sanadka:
BARASHADA QORIDA IYO AQRINTA
Xarfaha xisaabta iyo dhawaaqa la kala saaro
loona qoro ereyo ahaan ee leh 1-2 shibbanayaal

Aqri, higaadi, si wanaagsan na u isticmaal ereyada isku haya luqada. Tusaale ahaan, “a”, “the”, “to”, “of”, “from”, “is”, “are”
Aqri qoraalada la kala saari karo si aqrinta ay u noqoto mid toosan1
Si wanaagsan u qor oo leh jumlado dhamystiran
WAX KA OGAANSHAHA DUNIDA AYADOO LOO MARAAYO QORAAL
Suaalaha weydiinta iyo jawaabaha ku saabsan qoraalada dib u sheeg wixii dhacay sharaxna fikradaha muhiimkaa ah. Tani waxaa laga yaabaa in ay ku jirto higaad hal-abuur ah2
Fahan micnaha erayada aan la garanaynin adiga oo isticmaalayo sawiro, qoraalo
Isticmaal sawir iyo qoraal labaduba si loo soo bandhigo wax cusub oo ay ka barteen qoraalka ama wax moowduuca ku saabsan Waa in ay jirtaa moowduuc cad iyo xaqiiqooyin ku saabsab moowduuca
TUSAALOOYINKA FARSHAXANKA LUUQADDA INGIRIISIGA FASALKA 1AAD
Magacowga Mawduuc
Higaada Hindise
The Hares and the Frogs
Three hares stood in the grass. “I am sad,” one of them said. “I wish we were brave.” “So do I,” said the next one. “But we are not brave. A splash in the brook scares us. The wind in the grass scares us. We are scared all the time.” “Yes,” said the last one. “It is sad to be a hare.”
Just then there was a splash in the brook. The splash scared the hares. They ran off to hide. As they ran, they scared a bunch of frogs. “Look,” said one of the hares. “The frogs are scared of us!” “Yes, they are!” said the next hare. “They are scared of us! Well, I’m glad I am not a frog!” “Yes!” said the last hare. “In the end, it is good to be a hare!”2
Chester’s Way
Chester’s Way by Kevin Henkes is a storey about two mice named Chester and Wilson . They are best friends. They played with echether. They remgndid echether to wear sunscreen. They rode bikes with echother. The drest the same way for Halloween. Chester and Wilson were probelby best friends forever. I have a best friend his name is Chris we like to taking trns paying at our house.
Dig ugu sheekeeya
HOWLAHA MAALINLAHA AH EE LAGU CAAWIYO WAXBARASHADA
Qaababka loola hadlo macalimiinta
Xidhiidh adag oo ka dhexeeya qoysaska iyo macalimiinta ayaa fure u ah hubinta ardayda inay helaan waxay u baahan yihiin si ay u guulaystaan. Ku lug lahaanshaha waalidku kaliya ma keenayso darajooyin sare iyo buundooyin imtixaan, laakiin sidoo kale waxay ka caawisaa ardayda inay yeeshaan kalsooni, dhiirigelin, iyo xirfado bulsho. Ogaanshaha su’aalaha la waydiinayo booqashooyinka dugsiga iyo shirarka waalidka iyo macalimiinta waxay kaa caawin kartaa inaad dareento kalsooni marka ay timaado wax ka qabashada baahiyaha waxbarasho ee ilmahaaga.
