Fasalka 1aad

Qoysasku waxay doonayaan in ay ogaadaan waxa canuggoodu uu dugsiga ku barto. Waa macalinka koowaad – iyo kan ugu muhiimsan canugga.

Hagahani waxa uu kaa caawin doonaa in aad fahamto nuxurka ugu muhiimsan (cilmiga & xirfadaha) ee ay tahay in canugaadu ogaado iyo siyaabaha aad ku taageeri karto waxbarashada ubadkaaga inta ay ku jiraan Dugsiga Barbaarinta fasalka 1aad.

Ka hor inta aadan bilaabin…

Ka caawi canugaada in uu ku guuleysto (uuna jeclaado) iskuulka sanadkan! Sidi ciyaarta oo kale, canugaagu ha sameeyo su’aashan onlaynka ee degdegga ah si aad u aragto sida uu ku yahay wax akhrinta iyo xisaabta.

Kadib, sahmi kheyraadkeena si aad uga hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan filashooyinka heerka fasalka ah, tusaalooyinka shaqada ardayga, iyo waxqabadyada lagu taageero waxbarashada.

Farshaxanka Luqada Ingiriiska ee Fasalka 1aad

Fiiri xirfadaha uu ilmahaagu ku baran doono Farshaxanka Luuqadda Ingiriisiga, tusaalooyinka shaqada ardayga iyo sida aad guriga uga caawin karto.

Rajada Ardayda
First Grade Students

Rajada Ardayda

Shaqo Tusaale
Students celebrating

Shaqo Tusaale

Hawsha Maalinlaha ah ee Lagu Taageero Waxbarashada

Hawsha Maalinlaha ah ee Lagu Taageero Waxbarashada

Xisaab ee Fasalka 1aad

Fiiri xirfadaha uu ilmahaagu ku baran doono Xisaabta, tusaalooyinka shaqada ardayga iyo sida aad guriga uga caawin karto.

Rajada Ardayda
Students at desk

Rajada Ardayda

Shaqo Tusaale
Student working

Shaqo Tusaale

Hawsha Maalinlaha ah ee Lagu Taageero Waxbarashada

Hawsha Maalinlaha ah ee Lagu Taageero Waxbarashada

La Soo Deg Hagaha

Dhammaan hagayaasha ayaa la daabacan karaa. Booqo greatmnschools.org si aad ula soo degto nuqulkaaga!

Qaababka loola hadlo macalimiinta

Xidhiidh adag oo ka dhexeeya qoysaska iyo macalimiinta ayaa fure u ah hubinta ardayda inay helaan waxay u baahan yihiin si ay u guulaystaan. Ku lug lahaanshaha waalidku kaliya ma keenayso darajooyin sare iyo buundooyin imtixaan, laakiin sidoo kale waxay ka caawisaa ardayda inay yeeshaan kalsooni, dhiirigelin, iyo xirfado bulsho. Ogaanshaha su’aalaha la waydiinayo booqashooyinka dugsiga iyo shirarka waalidka iyo macalimiinta waxay kaa caawin kartaa inaad dareento kalsooni marka ay timaado wax ka qabashada baahiyaha waxbarasho ee ilmahaaga.